{"id":32158,"date":"2016-11-27T19:36:43","date_gmt":"2016-11-27T16:36:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32158"},"modified":"2016-11-27T19:55:48","modified_gmt":"2016-11-27T16:55:48","slug":"ciidamada-df-ee-saldhigoodu-ahaa-laantabuuro-oo-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/ciidamada-df-ee-saldhigoodu-ahaa-laantabuuro-oo-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada DF ee saldhigoodu ahaa LAANTABUURO oo AL-shabaab weerar ku qaadeen."},"content":{"rendered":"<p>Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa ku qaadday xalay Weerar Saldhig ay Ciidamada Dowladda Somalia ku leedahay Deegaanka Laanta-buuro ee Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Dagaal muddo socday qaatay ayaa dhex-maray Militariga Soomaaliya iyo Al-shabaab ee Weerarka ku qaaday saldhigga Laanta-buuro, iyadoo xoogaggii Al-shabaab ay u suuro-gashay inay saldhigga muddo kooban la wareegaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Weerarkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac soo kala gaartay, inkastoo aan la ogeyn inta uu le\u2019eg yahay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Saraakiisha ka tirsan Millateriga Somalia ayaa beeniyay inay u suuro-gashay gashay Al-shabaab inay gudaha u galaan saldhigga ciidamada Millateriga ee Laanta-buuro.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa dhankeeda weli ka hadlin weerarka la sheegay inay xalay la beegsatay saldhigga ciidamada dowladda Somalia ee Laanta-buuro, inkastoo ay horay weerarro khasaare badan ugu qaaday saldhiggaas ay ka sheegatay guulo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Ciidamada Dowladda Somalia ayaa dhawr jeer lagu Weeraray Saldhigga Laanta-buuro, iyadoo sidoo kalena ay Al-shabaa weerarro noocaan oo kale ah ay ku qaaday saldhigyo ay leeyihiin kuwa dowladda iyo AMISOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa ku qaadday xalay Weerar Saldhig ay Ciidamada Dowladda Somalia ku leedahay Deegaanka Laanta-buuro ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaal muddo socday qaatay ayaa dhex-maray Militariga Soomaaliya iyo Al-shabaab ee Weerarka ku qaaday saldhigga Laanta-buuro, iyadoo xoogaggii Al-shabaab ay u suuro-gashay inay saldhigga muddo kooban la wareegaan. Sidoo kale, Weerarkan ayaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32159,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32158\/revisions\/32159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}