{"id":32114,"date":"2016-11-26T00:53:35","date_gmt":"2016-11-25T21:53:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32114"},"modified":"2016-11-26T00:58:04","modified_gmt":"2016-11-25T21:58:04","slug":"qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-lala-eegtey-gaari-ay-leeyihiin-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-oo-lala-eegtey-gaari-ay-leeyihiin-amisom\/","title":{"rendered":"Qarax miinada dhulka lagu aaso oo lala eegtey Gaari ay leeyihiin AMISOM."},"content":{"rendered":"<p>Gaari ay leeyihiin ciidammada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, kaddib markii miino dhulka loogu aasay.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidammada AMISOM ee la socday gaariga, hasse ahaatee waxaa uu sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah oo xiligaa marayay goobta uu qaraxa ka dhacay, sidda ay warbaahinta goob joogayaal u sheegeen.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo yaraanayey Qaraxyada iyo \u00a0miinooyinka dhulka lagu aaso,waana ficillada Dagaalamayaasha Al-shabaab ay isticmaalaan,waxna isaga caabiyaan,madaama dagaalkoodu isu bedeley( ku dhufoo ka dhaqaaq meel kastoo aad ka hesho cadawga).<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii inta badan qaraxyada noocan oo kale ah ayaa lagu beegsadaa gadiidka ciidammada AMISOM, gaar ahaan marka ay marayaan jidadka magaalada Muqdisho, laakiin khasaaraha ka dhasha qaraxyada noocaas ah ayaa saameynta ugu badan waxaa ay ka soo gaartaa dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaari ay leeyihiin ciidammada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, kaddib markii miino dhulka loogu aasay. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidammada AMISOM ee la socday gaariga, hasse ahaatee waxaa uu sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah oo xiligaa marayay goobta uu qaraxa ka dhacay, sidda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32115,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32114\/revisions\/32115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}