{"id":321,"date":"2011-05-02T10:21:27","date_gmt":"2011-05-02T10:21:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=321"},"modified":"2011-05-02T10:40:09","modified_gmt":"2011-05-02T10:40:09","slug":"weriye-ka-tirsan-bbc-da-oo-maanta-isku-bedelay-fanaan-ka-dib-munaasabadda-1-da-may","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/weriye-ka-tirsan-bbc-da-oo-maanta-isku-bedelay-fanaan-ka-dib-munaasabadda-1-da-may\/","title":{"rendered":"Weriye Ka Tirsan BBC-da oo Isku Bedelay Fanaan Ka Dib Munaasabadda 1-da May"},"content":{"rendered":"<p>Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ka Mid Ah Weriyayaasha Muqdisho Uga Warama laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ayaa Maanta isku Bedelay fanaan Ka Dib markii U Hees Wadani ah Ka Qaaday xaflad loogu dabaal dagayey Munaasabadda 1-da May oo Ah maalinta Shaqaalaha Aduunka<\/p>\n<p>Weriye Dhoore oo Ka Mid Ahaa saxafiyiinta Lagu Casumay xafladda ayaa dad badani waxa ay U Arkayeen In uu U Yimid In uu war ka Diyaariyo qaabka Uu Munaasabadda U Dhacay balse markii Ay qaaday Qiirada Munaasabadda Ayaa Mar qura laga war Helay isagoo Ku Luqeynaya Hees wadani ah<\/p>\n<p>Markii Uu idleeyey Heestii ayaa waxa ay Marti Sharafka Dhammaantood U wada sacab Tumeen Weriye Dhoore oo Loo Qiyaaqay Heestiisii Wallow Aan Horey Looga Baran In Uu Heeso<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-family: Arial;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ka Mid Ah Weriyayaasha Muqdisho Uga Warama laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ayaa Maanta isku Bedelay fanaan Ka Dib markii U Hees Wadani ah Ka Qaaday xaflad loogu dabaal dagayey Munaasabadda 1-da May oo Ah maalinta Shaqaalaha Aduunka Weriye Dhoore oo Ka Mid Ahaa saxafiyiinta Lagu Casumay xafladda ayaa dad badani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-321","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=321"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":330,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/321\/revisions\/330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}