{"id":32089,"date":"2016-11-25T23:08:25","date_gmt":"2016-11-25T20:08:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32089"},"modified":"2016-11-25T23:10:27","modified_gmt":"2016-11-25T20:10:27","slug":"gudiga-doorashada-dadban-oo-shaaciyey-in-wax-yar-ay-ka-dhimantahey-tirada-kooramka-barlamaanka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gudiga-doorashada-dadban-oo-shaaciyey-in-wax-yar-ay-ka-dhimantahey-tirada-kooramka-barlamaanka-cusub\/","title":{"rendered":"Gudiga doorashada dadban oo shaaciyey in wax yar ay ka dhimantahey tirada kooramka barlamaanka cusub."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal Avv. Cumar Max&#8217;uud C\/dulle [Cumar Dhagey] ayaa sheegay in baarlamaanka cusub looga fadhiyo waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in howsha guddiga doorashada dadban ku eg tahay marka la tiro uu ku buuxsamayo kooramka baarlamaanka cusub oo la wareegi doona go&#8217;aan ka gaarista waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynana.<\/p>\n<p>&#8221;Hadda waxaa la soo gudbiyay oo diyaar ah\u00a0 tiro badan oo ka mid noqonaya baarlamaanka cusub, waxaana dhawaan la filayaa inta aan la gaarin xiligii doorahada madaxweyahain kooramka baarlamaanka buuxsamayo, waxaa diyaar ah oo la hayaa liiska 145 xildhibaan, haddii la hello ilaa 30 xildhibaan oo kale, looma baahna in guddigu go&#8217;aan gaaro&#8221;ayuu yiri Cumar Dhagey.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeerey gudomiyaha gudiga doorashooyinka dadban ee sheegaya in baarlamaanka imaanaya uu go&#8217;aan ka gaaridoono xilliga doorashada Madaxweynaha ayaan aheyn mid waafaqsan jadwalka doorashooyinka dadban ee 2016,walaw ay shaqadoodu ku egtahey marka xildhibaanada intooda badan lasoo doorto.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, warka ka soo yeeray guddiga doorashada ayaa imanaya xili maalmo kooban ay ka harsan tahay waqtigii loo qabtay in ay dhacdo doorashada madaxweyaha, waxaana meesha ka muuqanaya in dib u dhac kale uu iman karo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal Avv. Cumar Max&#8217;uud C\/dulle [Cumar Dhagey] ayaa sheegay in baarlamaanka cusub looga fadhiyo waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha. Guddoomiyaha ayaa sheegay in howsha guddiga doorashada dadban ku eg tahay marka la tiro uu ku buuxsamayo kooramka baarlamaanka cusub oo la wareegi doona go&#8217;aan ka gaarista waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynana. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32090,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32089\/revisions\/32090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}