{"id":32065,"date":"2016-11-24T20:06:46","date_gmt":"2016-11-24T17:06:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32065"},"modified":"2016-11-24T20:09:53","modified_gmt":"2016-11-24T17:09:53","slug":"xeebaha-soomaaliya-oo-gaashaanbuurta-nato-sheegeen-in-ay-soo-afjareen-hawlo-burcad-sifeyn-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/xeebaha-soomaaliya-oo-gaashaanbuurta-nato-sheegeen-in-ay-soo-afjareen-hawlo-burcad-sifeyn-ah\/","title":{"rendered":"Xeebaha Soomaaliya oo Gaashaanbuurta NATO sheegeen in ay soo afjareen hawlo burcad sifeyn ah."},"content":{"rendered":"<p>Gaashaan-buurta NATO, ayaa soo gaba-gabeysay hawlgalkii ay ugu magac-dartay Ocean Shield ee xeebaha Somalia, kaddib markii hoos u dhac weyn ku yimid weerarada burcad badeedda.<\/p>\n<p>Ciidamada Cirka Dalka Denmark, ayaa sameeyey Hawlgalkii ugu dambeeyey ee NATO ee lagu kormeerayey Badweynta Hindiya ee Marta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hawl-galka NATO, ayaa Qayb ka ahaa Jawaab isku xiran oo Beesha Caalamka ay bixisay Halista Burcad-badeedda Soomaaliya, kaasoo ay ka qayb-galeen Ururka Midowga Yurub, Mareykanka iyo dalal kale oo Madax-bannaan.<\/p>\n<p>Burcad-badeednimada Xeebaha dalka Somalia, ayaa markii ugu xumeyd yeeshay saameyn dhaqaale oo dhan 7 bilyan oo dollar, ayada oo in ka badan 1000 qof lagu afduubtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ma dhicin wax weerar Burcad-badeed oo guuleystay tan iyo sanaddii 2012-kii, Taasoo ah Hoos-u-dhac Weyn marka la eego 2010-kii illaa 2011-kii oo la Af-duubtay 30-Markab.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada Cirka Denmark oo fuliyay hawlgalkii ugu dambeeyey ee NATO ay ka sameyso Xeebaha Soomaaliya ayaa ku Adkeystay in NATO ay dib u billaabi karto Hawl-gakeeda ka dhanka ah burcad badeednimada waqti kasta\u00a0haddii ay tahay xeebaha Somalia ama badda Atlantic<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, NATO ayaa iminka dareenka u weecin doonta sidii ay Russia uga celin lahayd Badda Madow iyo Wax ka Qabashada Dadka Muhaajiriinta ah ee ku safra badda Mediterranean-ka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaashaan-buurta NATO, ayaa soo gaba-gabeysay hawlgalkii ay ugu magac-dartay Ocean Shield ee xeebaha Somalia, kaddib markii hoos u dhac weyn ku yimid weerarada burcad badeedda. Ciidamada Cirka Dalka Denmark, ayaa sameeyey Hawlgalkii ugu dambeeyey ee NATO ee lagu kormeerayey Badweynta Hindiya ee Marta Soomaaliya. Hawl-galka NATO, ayaa Qayb ka ahaa Jawaab isku xiran oo Beesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32066,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32065\/revisions\/32066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}