{"id":32059,"date":"2016-11-24T19:29:53","date_gmt":"2016-11-24T16:29:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32059"},"modified":"2016-11-24T19:31:00","modified_gmt":"2016-11-24T16:31:00","slug":"ururka-al-qaacida-oo-qirtey-in-laga-dilley-duqeyn-cirka-ah-hogaamiye-sare-iyo-qoysaskiisii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/ururka-al-qaacida-oo-qirtey-in-laga-dilley-duqeyn-cirka-ah-hogaamiye-sare-iyo-qoysaskiisii\/","title":{"rendered":"Ururka Al-qaacida oo qirtey in laga dilley duqeyn cirka ah hogaamiye sare iyo qoysaskiisii."},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al-Qaacida ayaa qirtay in mid ka mid ah saraakiishooda sar sare oo lagu magacaabo Faaruuq Al Qaxtaani iyo qoyskiisa diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ku dilleen W\/bari dalka Afgaanistaan.<\/p>\n<p>Xukuumada Washington dhinaca ayaa dilkan xaqiijisay\u00a0 5tii bishan November, ayagoo ku tilmaamay in uu ahaa weerar si sax ah u dhacay oo halleelay bartilmaameedkii loogu tallagalay.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><\/figure>\n<p>Ururka Al-Qaacida ayaa siddoo kale sheegay in sarkaalka lala dillay xaaskiisa, caruur uu dhallay iyo dagaalyahanno aan tiradooda la cayimin.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa Al Qaxtaani, oo ah Sacuudi haysay dhalashada Qadar, ku daray liiska dadka uu aadka u doondoonayey, wuxuuna sheegay in lagu tuhunsanaa ku lug lahaanshaha weerarro la doonayey in lagu qaado Yurub iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ayaa inta badan bartilmaameesada saraakiisha sar sare ee ka tirsan Ururada islaamiga ah ee la tuhusan yahay, iyaga oo horay u dillay saraakiil ay sheegeen in siweyn loo doon-doonayay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-Qaacida ayaa qirtay in mid ka mid ah saraakiishooda sar sare oo lagu magacaabo Faaruuq Al Qaxtaani iyo qoyskiisa diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ku dilleen W\/bari dalka Afgaanistaan. Xukuumada Washington dhinaca ayaa dilkan xaqiijisay\u00a0 5tii bishan November, ayagoo ku tilmaamay in uu ahaa weerar si sax ah u dhacay oo halleelay bartilmaameedkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32059\/revisions\/32060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}