{"id":32056,"date":"2016-11-24T19:15:49","date_gmt":"2016-11-24T16:15:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32056"},"modified":"2016-11-24T19:17:44","modified_gmt":"2016-11-24T16:17:44","slug":"magaalada-boosaaso-oo-burcad-habeenkii-dadka-mobillada-ka-qaata-ay-ka-dillaaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/magaalada-boosaaso-oo-burcad-habeenkii-dadka-mobillada-ka-qaata-ay-ka-dillaaceen\/","title":{"rendered":"Magaalada Boosaaso oo Burcad habeenkii dadka mobillada ka qaata ay ka dillaaceen."},"content":{"rendered":"<p>Ciyaal- kooxo kooxo u socda oo ku hubaysan baastoolado iyo middiyo ayaa dhowrkii habeen ee la soo dhaafay dhaawacyo u gaystay dad shacab ah oo guryahoodi ku sii jeeday ,waxaana weeraradan oo ah kuwa qorshaysan ay dadka kaga furtaan moobeelada iyo alaabaha kale ee ay wataan.<\/p>\n<p>Xaafad-da SAFA oo ku dhow Masjidka Raxma ayaa kamid ah goobaha sida daran ay kooxahan uga howl-galaan ,waxaana dadka degan xaafad-daas oo aan la xiriirnay ay inoo sheegeen in kooxahan ay khal-khal galiyeen goobahii ganacsiyada ee xaafad-da ,iyada oo dadk ugu badan ee la dhibaateeyo ay yihiin dumarka.<\/p>\n<p>\u201cWalaal waxaa nagu adkaaday in gabdhihii yar-yaraa ee guriga noo joogay aan banaanka wax uga dirsano , waxaa naloo sheegay in gabdhaha qaar jirdil loo gaysanayo oo naaska mid-di looga jarayo \u201c ayuu yiri C\/risaaq Nuure oo kamid ah dadka xaafad-da degan oo aan la xiriirnay.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah culumaa\u2019udiinka masjidka Raxma ayaa dhowr mar ugu baaqay booliska gobolka Bari in arintan uu wax ka qabto , isla markaana ilaa iyo hadda aysan jirin wax talaabo ah oo la qaaday ,iyada oo ay jiraan saldhigyo boolis oo ku yaal-la xaafad-da ay dhibaatadu ka jirto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan gudbinay magacyada dadka hogaaminaya ciyaalkan ,mana jirto cid wax ka qabatay , waxaan ka shakisan-nahay in uu jiro xiriir ka dhaxeeya ciyaalka iyo saldhigyada xaafad-da ku yaal, waayo ma jiro qof wali sharciga lala tiigsaday oo ciyaalkan ka tirsan \u201c ayuu yiri Shiekh Maxamud Axmed oo isna nala soo xiriiray.<\/p>\n<p>Xiliyada ay howl-galada qaadaan ciyaalkan hubaysan ayaa la sheegay in ay tahay inta u dhaxeysa maqribkii ilaa iyo 11:00 fiidnimo , waxaana ka hor inta aysan qofka taleefanka ka qaadin la sheegay in ay baskoolad ku qabtaan ama ay ku dhaawacaan.<\/p>\n<p>Amni darada habeenkii ee magaalada Bosaaso ayaa sidoo kale waxa ay ka jirtaa xaafad-da Laanta hawada gaar ahaan xaafad-da ka danbaysa Masjidka Kutuba-weyne ,waxaana la sheegay in rag ku labisan dharka ciidanka ay dadka moobeelada ka furtaan.<\/p>\n<p>Ugu danbayn , qaar kamid ah odayaasha xaafadaha Bosaaso ayaa taliska booliiska ugu baaqay in uu is-casilo hadii uusan damaanad qaadi karin amniga shacabka xiliga habeenkii ah ,waxaana xaaladahan amni darro ah ay ahaayeen kuwa isa soo tararay bilihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaal- kooxo kooxo u socda oo ku hubaysan baastoolado iyo middiyo ayaa dhowrkii habeen ee la soo dhaafay dhaawacyo u gaystay dad shacab ah oo guryahoodi ku sii jeeday ,waxaana weeraradan oo ah kuwa qorshaysan ay dadka kaga furtaan moobeelada iyo alaabaha kale ee ay wataan. Xaafad-da SAFA oo ku dhow Masjidka Raxma ayaa kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32056","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32056"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32057,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32056\/revisions\/32057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}