{"id":32047,"date":"2016-11-24T00:16:31","date_gmt":"2016-11-23T21:16:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32047"},"modified":"2016-11-24T00:34:44","modified_gmt":"2016-11-23T21:34:44","slug":"doorashada-aqalka-hoose-ee-2016ka-oo-maanta-xubno-cusub-kusoo-biireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/doorashada-aqalka-hoose-ee-2016ka-oo-maanta-xubno-cusub-kusoo-biireen\/","title":{"rendered":"Doorashada Aqalka hoose ee 2016ka oo maanta xubno cusub kusoo biireen."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo guud ahaan deegaannada maamul gobolleedyada dalka ka sii socdaan doorashada xubnaha aqalka, hoose, ayaa doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar waxaa ku soo baxay xildhibaanno cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka federaalka sanadkan 2016ka.<\/p>\n<p>Xubnaha maanta la doortay ayaa waxaa ka mid ah Farxiyo Muumin Cali, Cumar Cismaan Waasuge [ Cumar Riinge] iyo C\/fitaax Qaasim Max&#8217;uud, kuwaa oo ku biiraya xildhibaannadii horay ugu guuleystay doorashada xubnaha aqalka hoose.<\/p>\n<p>Siddoo kale, magaalooyinka Garoowe, Kismayo iyo Baydhabo ayeey doorashadu maanta ka sii soctay, waxaan soo baxay xildhibaanno intooda badan ku cusub siyaasada, markii ugu horeysayna ka mid noqonaya baarlamaanka federaalka sanadkan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, inkastoo guddiga doorashada dadban wali ku adkeysanayo in doorashada waqtigeeda la qaban dooono, ayaa haddana waxaa muuqata in mar kale dib u dhac iman karo, madaama ilaa iyo hadda aan la soo dhameystirin xildhibaannada aqalka hoose oo laga yaabo in la soo gabageeyo bishan November ilaa December hortaanteeda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/hormuud-logo-4\/\" rel=\"attachment wp-att-32040\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/salaam-bank-30\/\" rel=\"attachment wp-att-32041\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-32041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/becco-27\/\" rel=\"attachment wp-att-32042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/allaha-u-naxariistee-abwaan-maxamed-jaamac-keyd-oo-hargeysa-ku-geeryoodey\/tabaarak-22\/\" rel=\"attachment wp-att-32043\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-32043\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo guud ahaan deegaannada maamul gobolleedyada dalka ka sii socdaan doorashada xubnaha aqalka, hoose, ayaa doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar waxaa ku soo baxay xildhibaanno cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka federaalka sanadkan 2016ka. Xubnaha maanta la doortay ayaa waxaa ka mid ah Farxiyo Muumin Cali, Cumar Cismaan Waasuge [ Cumar Riinge] iyo C\/fitaax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32048,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32047\/revisions\/32048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}