{"id":32035,"date":"2016-11-23T23:21:27","date_gmt":"2016-11-23T20:21:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32035"},"modified":"2016-11-23T23:48:29","modified_gmt":"2016-11-23T20:48:29","slug":"beelo-dhawaan-ku-dagaalamey-duleedka-bweyne-oo-kula-dib-u-heshiisiin-ah-loo-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/beelo-dhawaan-ku-dagaalamey-duleedka-bweyne-oo-kula-dib-u-heshiisiin-ah-loo-sameeyey\/","title":{"rendered":"Beello dhawaan ku dagaalamey duleedka B\/WEYNE oo kula dib u heshiisiin ah loo sameeyey."},"content":{"rendered":"<p>Kulankan oo loo qabtay waxgaradka iyo odayaasha beelo ku dagaalamay dulleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ka qeyb-galay, mas&#8217;uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Kulamadan oo marar badna oo hore dhacay, islamarkaana soo jiitamayay muddo dheer, ayaa maanta loo saaray guddi ka kooban beelaha dega gobolka Hiiraan, kuwaa wixii hadda ka danbeeya looga fadhiyo xal u hellida khilaafka soo noq noqday ee labada beellood u dhaxeeya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cali Jeynte Cismaan oo hadal kooban kulanka ka jeediyay ayaa ugu baaqay Wax-garadka labada dhinac inay nabad-galyada qaataan, kana fogaadaan wax kasta oo sababi kara dagaal iyo in colaadu sii fogaato.<\/p>\n<p>Dagaal culus oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maalin ka hor ku dhex-maray miyiga galbeedka ee gobolka Hiiraan Maleeshiyaad ka soo kala jeedda labada beellood, iyadoo sidoo kalana ay dhaceen dilal ku saleysan aargoosi qabiil\u00a0 oo lagula kacay dad rayid ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Odayaal iyo Wax-garad u hadlay labada beellood ayaa dhinac walba ballan-qaaday in ay adkeynayaan Nabadda, ayna dyaarna u yihiin xal u helida khilaafka oo ah mid muddo dheer soo jirray.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankan oo loo qabtay waxgaradka iyo odayaasha beelo ku dagaalamay dulleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ka qeyb-galay, mas&#8217;uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Kulamadan oo marar badna oo hore dhacay, islamarkaana soo jiitamayay muddo dheer, ayaa maanta loo saaray guddi ka kooban beelaha dega gobolka Hiiraan, kuwaa wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32035"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32038,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32035\/revisions\/32038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}