{"id":32032,"date":"2016-11-23T23:10:14","date_gmt":"2016-11-23T20:10:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32032"},"modified":"2016-11-23T23:14:16","modified_gmt":"2016-11-23T20:14:16","slug":"abaaro-ku-dhuftey-soomaaliya-oo-saameyn-ku-yeeshey-dadka-iyo-duunyada-noloshoodadaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/abaaro-ku-dhuftey-soomaaliya-oo-saameyn-ku-yeeshey-dadka-iyo-duunyada-noloshoodadaawo\/","title":{"rendered":"Abaaro ku dhuftey Soomaaliya oo saameyn ku yeeshey Dadka iyo Duunyada Noloshooda:DAAWO:"},"content":{"rendered":"<p>Abaaro saameyn Xooggan &#8211; ku yeeshay Dadka iyo duunyada ayaa ku dhuftay deegaanno badan oo Somalia ka tirsan, kuwaasoo Meelaha ugu daran oo ay ku dhufteen ay ka mid tahay Puntland,Galmudug,Somaliland,K\/galbeed iyo J\/land.<\/p>\n<p>Abaartan ayaan la arag mid la mid ah sodonkii sano ee lasoo dhaafey iyadoo madaxda dawlada dhexe iyo kuwa maamul goboleedyadu ay ku mashquulsanyihiin doorasho iyo kursi lacago farabadan lagu dhiibo ayaaney jirin gurmad bini aadanimo oo caalami ah iyo mid gudaha ahba waana wax laga murugoodo waxa maanta ka jira Soomaaliya inteeda badan.<\/p>\n<p>DAAWO \u2013 Muuqaalka Saameynta ay Abaaruhu ku yeesheen DADKA iyo Duunyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Dariiq Walba Waxaa Daadsan Duunyo Bakhti Ah\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-iDD-6pPOMI?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abaaro saameyn Xooggan &#8211; ku yeeshay Dadka iyo duunyada ayaa ku dhuftay deegaanno badan oo Somalia ka tirsan, kuwaasoo Meelaha ugu daran oo ay ku dhufteen ay ka mid tahay Puntland,Galmudug,Somaliland,K\/galbeed iyo J\/land. Abaartan ayaan la arag mid la mid ah sodonkii sano ee lasoo dhaafey iyadoo madaxda dawlada dhexe iyo kuwa maamul goboleedyadu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32032\/revisions\/32033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}