{"id":32026,"date":"2016-11-23T22:07:36","date_gmt":"2016-11-23T19:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32026"},"modified":"2016-11-23T22:27:25","modified_gmt":"2016-11-23T19:27:25","slug":"deegaanka-goofguduud-ee-gobolka-baay-oo-dagaal-ku-dhexmarey-ciidamada-dfs-iyo-kuwa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/deegaanka-goofguduud-ee-gobolka-baay-oo-dagaal-ku-dhexmarey-ciidamada-dfs-iyo-kuwa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Deegaanka Goofguduud ee Gobolka BAAY oo dagaal ku dhexmarey ciidamada DFS iyo kuwa Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa xalay ilaa maanta in uu ka soconayo deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa\u00a0 bilaawday kaddib weerar culus oo dagaalyahannada Al-shabaab ku soo qaadeen fariisimo ciidammada dowladda ay ku lahaayeen deegaanka Goofgaduud, waxaana wararku sheegaya in dagaalku sababay khasaare ballaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Isbitaalka magaalada Baydhabo ayaa lagu waramayaa in la gaarsiiyay qaar ka mid ah dadkii ku dhawacmay dagaalka oo ay ku jiraan ciidammo ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay mas&#8217;uuliyiinta maamulka K\/galbeed iyo saraakiisha ciidammada dowladda oo la xiriira dagaalka ka soconaya qeybo ka mid ah gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo gurmad ah oo ka baxay magaalada Baydhabo ayaa la sheegayaa in ay gaareen deegaannnada lagu dagaalllamayo.<\/p>\n<p>Dawlada Federalka iyo Ciidamada Midawga Africa ee Amisom ayaa labadooduba waxa ay sheegaan in la wiiqey awooda dagaalyahanada Al-shabaab iyadoo ay meesha ka saareyso dagaalada soo noq noqonaya ee ka dhacaya goboladada iyo degmooyinka dalka intooda badan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, deegaanka Goofgaduud ee gobolka ayaa inta badan waxaa ku soo noq noqda dagaallada u dhaxeeya ciidammada dowladda iyo dagaallamayaasha Al-shabaab<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidammada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa xalay ilaa maanta in uu ka soconayo deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa\u00a0 bilaawday kaddib weerar culus oo dagaalyahannada Al-shabaab ku soo qaadeen fariisimo ciidammada dowladda ay ku lahaayeen deegaanka Goofgaduud, waxaana wararku sheegaya in dagaalku sababay khasaare ballaaran oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32027,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32026\/revisions\/32027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}