{"id":32020,"date":"2016-11-23T20:26:29","date_gmt":"2016-11-23T17:26:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=32020"},"modified":"2016-11-23T20:30:11","modified_gmt":"2016-11-23T17:30:11","slug":"galmudug-oo-beenisey-in-musuq-maasuq-hareeyey-doorashada-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/galmudug-oo-beenisey-in-musuq-maasuq-hareeyey-doorashada-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"Galmudug oo beenisey in musuq maasuq hareeyey doorashada Aqalka hoose."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda gobolleedka Galmudug ayaa ku gacan-seyray eedeymo la xiriira doorashada xubnaha aqalka hoose ee ka socta Cadaado oo lagu tilmaamay mid musuq-maasuq baahsan uu ka jiro.<\/p>\n<p>Afhayeenka guddiga doorashada maamul gobolleedka Galmudug Yuusuf Diiriye ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in eedeyntaasi tahay mid aan sal iyo raad toona laheyn, islamarkaana ilaa iyo hadda musharixiinta soo baxay yihiin kuwo la waafajiyay nidaamka iyo sharciga u degsan doorashada.<\/p>\n<p>\u201cMa jiri doonto kuraas dib loogu laabanayo oo mar kale la soo doorranayo, dhamaan muwaadiniinta soo baxay waxaa ay waafaqsan yihiin nidaamka doorashada u degsan, doorashada waa doorasho Soomaaliyeed, cid kale oo shaqo ku leh ma jirto, si cadaalad ahna waa ay u soctaa&#8221; ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay in musharixiinta qaarkood gacantooda ku soo qortaan xubnaha 51-da ergada ah si ay ugu codeeyaan, ayuu yiri &#8221; Arintaasi\u00a0 waa waxba ka ma jiraan ergada waxaa soo qora nabadoonka beesha oo la tashanaya odayaasha kale isla beesha ka tirsan, ergo uusan nabadoonka soo gudbin ma&#8217;aha ergadii saxda aheyd, mana la aqballayo&#8221;<\/p>\n<p>Inkastoo afhayeenka guddiga doorashada maamulka Galmudug beeniyay eedeymaha ka dhanka ah hanaanka doorashada aqalka hoose, ayaa dhinaca kale ilo xog -ogaal ah oo madax-banaan waxaa ay sheegaya in ay jiraan musharixiin loo diiday in ay ka qeyb-gallaan doorashada, halka dhinaca kale kuraas loo qoondeeyay haweenka la sheegay in ay ku tartameen rag oo kaliya, taasoo qeyb ka ah musuq -maasuqa jira.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban Avv. Cumar Dhagey ayaa dhawaan sheegay in guddiga xalinta khilaafaadka awood u leeyihiin go&#8217;aan ka gaarista natiijo\u00a0 soo baxday, haddii la ogaado in doorashadaas u dhacday si aan sharciga waafaqsaneyn.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda gobolleedka Galmudug ayaa ku gacan-seyray eedeymo la xiriira doorashada xubnaha aqalka hoose ee ka socta Cadaado oo lagu tilmaamay mid musuq-maasuq baahsan uu ka jiro. Afhayeenka guddiga doorashada maamul gobolleedka Galmudug Yuusuf Diiriye ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in eedeyntaasi tahay mid aan sal iyo raad toona laheyn, islamarkaana ilaa iyo hadda musharixiinta soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":32022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-32020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32021,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32020\/revisions\/32021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}