{"id":31991,"date":"2016-11-22T17:35:46","date_gmt":"2016-11-22T14:35:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31991"},"modified":"2016-11-22T17:37:34","modified_gmt":"2016-11-22T14:37:34","slug":"ganacsadaha-caanka-ah-crashiid-dahabshiil-oo-ku-baaqey-in-la-mideeyo-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/ganacsadaha-caanka-ah-crashiid-dahabshiil-oo-ku-baaqey-in-la-mideeyo-africa\/","title":{"rendered":"Ganacsadaha caanka ah C\/rashiid Dahabshiil oo ku baaqey in la mideeyo Africa."},"content":{"rendered":"<p>Madaxa shirkada Dahabshiil C\/Rashiid Ducaale (C\/Rashiid Dahabshiil) ayaa sheegay in Afrika ay dhanka dhaqaalaha horumar ka gaari doonto hadii dalalku is taageeraan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Mr. C\/Rashiid in hadii sidaa la yeelo dadka dalalka qaarada oo dhami ay horumar gaari doonaan. Cabdirashiid ayaa hadalkaa oo markii hore uu yiri Uhuru Kenyatta oo ah madaxweynaha Kenya ayiday.<\/p>\n<p>Uhuru ayaa ku baaqay in dalalka Afrika loo horumariyo si ka wanaagsan sida ay haatan yihiin ayadoo la adeegsanayo midnimo qaarada ideylkeeda oo dhan ah.<\/p>\n<p>Mr. C\/Rashiid wuxuu sheegay in Afrika ay beegsatay koboc dhaqaale oo weyn sababtuna ay tahay ganacsiga qaarada gudihiisa ah iyo ganacsiga qaaradu la leedahay dalalka dibada.<\/p>\n<p>&#8220;Ka Afrikaan ahaan waxaan u baahan nahay inaan wada shaqeyno si aan dhaqaalaheena u dhisno .&#8221; Sidaa ayuu yiri Mr. C\/Rashiid.<\/p>\n<p>Asagoo ka hadlayay shir ka dhacay Uganda asbuucaan ayaa madaxweyne Uhuru asna sheegay in loo baahan yahay in xaduudaha Afrika la furo si dadka qaarada oo dhami u wada ganacsadaan.<\/p>\n<p>Shirkada Dahabshiil ee xawilaada lacagaha ayaa ah shirkad kasoo askuntay Afrika gaar ahaan dalka Soomaaliya waxayna ku tillaabsatay horumar weyn tobanaankii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa shirkada Dahabshiil C\/Rashiid Ducaale (C\/Rashiid Dahabshiil) ayaa sheegay in Afrika ay dhanka dhaqaalaha horumar ka gaari doonto hadii dalalku is taageeraan. Wuxuu sheegay Mr. C\/Rashiid in hadii sidaa la yeelo dadka dalalka qaarada oo dhami ay horumar gaari doonaan. Cabdirashiid ayaa hadalkaa oo markii hore uu yiri Uhuru Kenyatta oo ah madaxweynaha Kenya ayiday. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31992,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31991\/revisions\/31992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}