{"id":3195,"date":"2011-09-20T10:10:30","date_gmt":"2011-09-20T10:10:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3195"},"modified":"2011-09-20T10:10:30","modified_gmt":"2011-09-20T10:10:30","slug":"waziirka-gaashaandhiga-dowlada-tfg-da-iyo-qandaraaslyaan-ajinabi-ah-oo-maanta-booqday-wazaarada-gaashaan-dhiga-ee-somalia-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/waziirka-gaashaandhiga-dowlada-tfg-da-iyo-qandaraaslyaan-ajinabi-ah-oo-maanta-booqday-wazaarada-gaashaan-dhiga-ee-somalia-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Waziirka Gaashaandhiga Dowlada TFG-da Iyo Qandaraaslyaan Ajinabi Ah Oo Maanta Booqday Wazaarada Gaashaan Dhiga Ee Somalia (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3198\" title=\"4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"377\" height=\"248\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>Warsaxaafadeed:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xuseen Carab Ciise <\/strong>Oo ah Kusimaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ayaa saaka kormeershaqo ku tegay xarunta <strong>Villa Baydhabo<\/strong> iyo Wasaaradii Gaashaandhigga Ee Soomaaliya,<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3199\" title=\"5\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"356\" height=\"230\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana safarkiisa ku wehlinayay Qandaraaslayaal Ajnabi ah kuwaas oo iyaguna u kuurgali karo sida dib u dhis loogu sameyn karo Dhismihii Wasaaradda oo aan muddo 20 sano ah wax dayactir ah Lagu Sameenin.<\/p>\n<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3201\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"338\" height=\"241\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Jen. C\/qaadir Sh. Cali Diini <\/strong>Taliyaha ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed<strong> <\/strong>oo Ra\u2019iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehliyay iyo saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM,<\/p>\n<p>Waxayna aad ugu kuurgaleen habka ugumacquulsan ee dib loogu dhisi karo qeybihii Wasaaraddu ay ka koobneyd iyagoo gebi ahaanba ku soo wareegay Wasaaradda gudaheeda.<\/p>\n<p>\u00a0<strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Warsaxaafadeed: Xuseen Carab Ciise Oo ah Kusimaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ayaa saaka kormeershaqo ku tegay xarunta Villa Baydhabo iyo Wasaaradii Gaashaandhigga Ee Soomaaliya, Waxaana safarkiisa ku wehlinayay Qandaraaslayaal Ajnabi ah kuwaas oo iyaguna u kuurgali karo sida dib u dhis loogu sameyn karo Dhismihii Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3195","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3195"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3202,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3195\/revisions\/3202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}