{"id":31938,"date":"2016-11-20T18:21:30","date_gmt":"2016-11-20T15:21:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31938"},"modified":"2016-11-20T18:23:08","modified_gmt":"2016-11-20T15:23:08","slug":"in-kabadan-sadex-boqol-askar-booliska-soomaaliya-ah-oo-shaqadii-laga-eryey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/in-kabadan-sadex-boqol-askar-booliska-soomaaliya-ah-oo-shaqadii-laga-eryey\/","title":{"rendered":"In kabadan sadex boqol askar Booliska soomaaliya ah oo shaqadii laga eryey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha Hogaanka howlaha\u00a0 Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cali Xirsi barre Cali gaab, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo ay baahiyeen qaarkamid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ku saabsanaa in kabadan 300 oo Askari oo booliska ka tirsan in Shaqada laga eryey arrintaas ayuu Taliyaha ku tilmaamay\u00a0 mid been abuur ah oo sal iyo raad midna aana laheyn.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gen Cali Xirsi barre Cali gaab Taliyaha Hogaanka howlgalinta ee Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed\u00a0 ayaa sheegay in Askarta Liiska Shaqada laga saaray aysan aheyn kuwa Shaqeynayey oo u taagnaa Howlaha Ciidanka balse ay ahaayeen kuwa mar hore iskood iskaga tegay shaqada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Booliskan shaqada laga eryey ayaa waxaa la sheegayaa in markii horeba ay ahaayeen intooda badan kuwo been abuur ah oo lacago lagu qaadan jirey magacyadooa,hadana lagu sheegey in shaqadii laga eryey ama la ruqseeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warbaahinta ayuu u sheegay in ay hubsadaan Wararka ay baahinayaan ,waxuuna Xusay in Taliska Booliska uu diyaar u yahay mar walbo in\u00a0 uu soo gudbiyo hadba\u00a0 marxaladaha jira ee ku saabsan Booliska.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/xayeeysiis\/hormuud-logo-2\/\" rel=\"attachment wp-att-31839\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31839\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Hogaanka howlaha\u00a0 Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cali Xirsi barre Cali gaab, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo ay baahiyeen qaarkamid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ku saabsanaa in kabadan 300 oo Askari oo booliska ka tirsan in Shaqada laga eryey arrintaas ayuu Taliyaha ku tilmaamay\u00a0 mid been abuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31938\/revisions\/31939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}