{"id":31927,"date":"2016-11-20T17:20:18","date_gmt":"2016-11-20T14:20:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31927"},"modified":"2016-11-20T17:21:51","modified_gmt":"2016-11-20T14:21:51","slug":"doorashooyinka-soomaaliya-ee2016-oo-hanti-dhawrka-qaranku-sheegey-in-aaney-hagaagsaneyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/doorashooyinka-soomaaliya-ee2016-oo-hanti-dhawrka-qaranku-sheegey-in-aaney-hagaagsaneyn\/","title":{"rendered":"Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo Hanti Dhawrka qaranku sheegey in aaney hagaagsaneyn."},"content":{"rendered":"<p>Hanti dhawraha qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in doorashada Soomaaliya aysan si sax ah u socon.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hanti dhawraha qaranka Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in laaluush codadka lagu kala gadanaayo. Wuxuu sidoo kale Mr. Nuur Jimcaale sheegay in caga jugleyn iyo rabsho kujirto doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in codeeyeyaashu u codeynayaan qofkii qarashka ugu badan bixinaya.<\/p>\n<p>&#8220;Codadka qaarkood waxaa lagu iibsaday $5,000, qaar $10,000, qaarna $20,000 ama $30,000. Laakiin kuraasta oo dhan isku mid ma ahan. Qaar saameyn weyn ayay leeyihiin oo murashaxiin badan ayaa ku loolamaya.&#8221; Sidaa ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in 2 kursi kiiba murashaxiinta ku guuleysanaya ay ugu kacayaan \u00a0$1.3 milyan kiiba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in xafiiskiisu diiwaan gashay in mid kuraastaa ka mid ah uu ku guuleystay murashax kasoo galay Galmudug midka kalena murashax kasoo galay Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in wafuuda loo hanjabay oo dabadeed qaar shaqada ay ka baaqdeen kadib markii ay cabsadeen.<br \/>\nWuxuu sheegay in qaarkood laga hor joogsaday hoolasha doorashada halka dad kale ay magacyadooda ku codeeyeen!<\/p>\n<p>Ergooyinka wax dooranaya ayaa ah kuwo laga kala keenayo dalka debediisa iyo gudaha iyadoo musharaxiinta maamulka hada dalka hugaamiya ay awood adeegsanayaan sida ay oonayaana wax u soconayaan,taas oo ah wax aad looga xumaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hanti dhawraha qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in doorashada Soomaaliya aysan si sax ah u socon. &nbsp; Hanti dhawraha qaranka Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in laaluush codadka lagu kala gadanaayo. Wuxuu sidoo kale Mr. Nuur Jimcaale sheegay in caga jugleyn iyo rabsho kujirto doorashada. &nbsp; Wuxuu sheegay in codeeyeyaashu u codeynayaan qofkii qarashka ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31927"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31931,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31927\/revisions\/31931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}