{"id":31903,"date":"2016-11-18T22:26:38","date_gmt":"2016-11-18T19:26:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31903"},"modified":"2016-11-18T22:28:20","modified_gmt":"2016-11-18T19:28:20","slug":"gaalkacyo-oo-ciidamadii-isku-hor-fadhiyey-la-kal-qaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gaalkacyo-oo-ciidamadii-isku-hor-fadhiyey-la-kal-qaadey\/","title":{"rendered":"Gaalkacyo oo Ciidamadii isku hor fadhiyey la kal qaadey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta wadda hadallo muddo dheer socday kaddib lagu guuleystay in la kala qaado ciidammadii ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm&#8217;arke oo kaashanaya guddiyo ka kala socday labada dhinac ayaa siweyn isugu howlay siddii loo kala qaadi lahaa ciidammada isku hor fadhiyay aagagga dagaalka.<\/p>\n<p>Goobihii ay isku hor fadhiyeen ciidammada la kala qaaday ayaa waxaa si wadda jir ah\u00a0 jaraa&#8217;id ugu qabtay ra&#8217;iisal wasaare Sharm&#8217;arke, madaxweynayaasha labada dowlad gobolleed, wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C\/raxmaan Max&#8217;ed Xusseen Odawaa, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen xubno ka tirsan aqalka sare iyo waxgarad ka kala socda labada dhinac\u00a0 ee magaalada.<\/p>\n<p>Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa hada wada qaban qaabo ku aadan sidii shacabka Gaalkacyo dib loogu soo celin lahaa guryahooda.<\/p>\n<p>Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa mudo ka badan bil waxa ay isku hor fadhiyeen magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Dagaalka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac faro badan, iyadoo kumanaan ruuxna ay ka barakaceen magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii tallaabadan lagu kala qaaday ciidammada ayaa rajo wanaagsan u ah dadkii ka barakacay magaalada oo hadda u muuqda kuwo ku dhiiran kara in ay dib u soo guryo nodaan.<br \/>\nwarsom2011@gmail,com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta wadda hadallo muddo dheer socday kaddib lagu guuleystay in la kala qaado ciidammadii ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug. Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharm&#8217;arke oo kaashanaya guddiyo ka kala socday labada dhinac ayaa siweyn isugu howlay siddii loo kala qaadi lahaa ciidammada isku hor fadhiyay aagagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31905,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31903","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31904,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31903\/revisions\/31904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}