{"id":31900,"date":"2016-11-18T22:00:21","date_gmt":"2016-11-18T19:00:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31900"},"modified":"2016-11-18T22:01:28","modified_gmt":"2016-11-18T19:01:28","slug":"qoysas-barakacayaal-ah-oo-ardeyda-hiiraan-university-u-sameeyeen-baaritaano-caafimaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/qoysas-barakacayaal-ah-oo-ardeyda-hiiraan-university-u-sameeyeen-baaritaano-caafimaad\/","title":{"rendered":"Qoysas Barakacayaal ah oo ardeyda Hiiraan University u sameeyeen baaritaano Caafimaad."},"content":{"rendered":"<p>Ardeyda Dhigta Jaamacadda Hiiraan University ee Magaalada Beledweyne, ayaa maanta baaritaanno caafimaad oo lacag la&#8217;aan ah u sameeyay qoysas barakacayaaal ah oo ku dhibaateysan daafaha magaalada Beledweyne, iyaga oo dhinaca kalana gaarsiiyay dawo lacag la&#8217;aan ah.<\/p>\n<p>Gaar ahaan, Ardeyda iyo Dhakhaatiirtii booqashadooda ku Wehlinayay ayaa baaris Caafimaad u sameeyay Qoysas isugu jiray haween, Carruur iyo Dad waayeel ah oo ku nool Kaam lagu magacaabo Midnimo, oo ku yaalla dulleedka magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Dadkan, ayaa intooda badan la xasuusanaya cudurro, ay Kaneecada ama Malaariyo ka mid yihiin iyo nafaqa-darro, Waxaana Carruurta Qaarkood la Il-daran yihiin Shuban-biyood ka dillaacay qaybo ka mid ah Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dadkii loo sameeyay loo sameeyay baaritaannada caafimaad ahaa si weyn uga mahad-celiyay Dhakhaatiirta iyo ardeyda soo booqatay, iyaga oo sheegay inay yihiin dad Dan-yar ah oo aan awoodin in ay hellaan daryeel caafimaad oo ku fillan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, tallaabada ay qaadeen ardeyda Jaamacada Hiiraan University ayaa la oran karaa waa mid ku dayasho mudan, madaama barakacayaashan ay u badan yihiin Dadweyne jilicsan oo mar walba u baahan in laga war hayo xaaladooda caafimaad.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/xayeeysiis\/hormuud-logo-2\/\" rel=\"attachment wp-att-31839\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31839\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ardeyda Dhigta Jaamacadda Hiiraan University ee Magaalada Beledweyne, ayaa maanta baaritaanno caafimaad oo lacag la&#8217;aan ah u sameeyay qoysas barakacayaaal ah oo ku dhibaateysan daafaha magaalada Beledweyne, iyaga oo dhinaca kalana gaarsiiyay dawo lacag la&#8217;aan ah. Gaar ahaan, Ardeyda iyo Dhakhaatiirtii booqashadooda ku Wehlinayay ayaa baaris Caafimaad u sameeyay Qoysas isugu jiray haween, Carruur iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31900","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31901,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31900\/revisions\/31901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}