{"id":31897,"date":"2016-11-18T21:34:18","date_gmt":"2016-11-18T18:34:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31897"},"modified":"2016-11-18T21:36:29","modified_gmt":"2016-11-18T18:36:29","slug":"taliyaha-ciidanka-booliska-sland-fadal-oo-ka-gaabsadey-in-uu-ka-hadlo-duqeymo-cirka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/taliyaha-ciidanka-booliska-sland-fadal-oo-ka-gaabsadey-in-uu-ka-hadlo-duqeymo-cirka-ah\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliska Sland Fadal oo ka gaabsadey in uu ka hadlo duqeymo cirka ah."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Diyaarado la sheegay, in ay Duqeeyeen meel u dhow degmadda Oodweyen iyo kuwo soo degay Saylac agteedda.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka oo kulan la yeeshay Guddida Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda ayaa markii uu shirka ka sooo baxay warbaahintu wax ka waydiiyeen diyaaradahaaasi iyo Ugaas xidhan sababta loo xidhay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliye Fadal ayaa ka gaabsaday diyaaradaha lagu sheegay inay\u00a0 midna ku soo degtay gobolka Saraar, halka mid kalena Gantaallo ku soo riday gobolka Daad madheedh, taas oo warbaahinta qaarkood qoreen.<\/p>\n<p>Mar wax laga waydiiyey, Gantaalo ay diyaaradahaas kusoo rideen meelo u dhaw Degmada Oodw-eyne, waxa uu kaga jawaabay. &#8220;Duqaynta Adiga ayaa sheegaya, balse wax dhibaati ma jiraan\u201dayuu ku soo koobay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Waxaa wax la waydiiyey Ugaas la sheegay inuu xidhan yahay oo musharaxa xisbiga WADANI ku dooday inuu xisbiga taageeray darteed loo xidhay, ayuu taliyuhu ku jawaabay in ugaasku uu sheegtay darajo aanu lahayn, isla markaana beeshiisa fidmo ka dhex bilaabay, isagoo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi \u201cNinkaasi waxa lagu xidhay sheegasho wax aanu ahayn, WADDANI-na looma xidhin, wax kale looma xidhin, beeshaasi uu ka soo jeeddo arrimo nabadgalyo daro ka dhex abuuray\u201d.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Wararka naga soo gaarayay Degmada Ood-weyne, ayaa sheegay in diyaaradii ku soo riday gantaalo,halka degmadda Saylacna la sheegay in diyaarad militari oo aan rusqad u haysan soo degtay\u00a0 meel wax yar u jirta xadka Somaliland iyo Jabuuti, inkastoo taliyaha ciidanka Booliska diiday inuu ka hadlo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Diyaarado la sheegay, in ay Duqeeyeen meel u dhow degmadda Oodweyen iyo kuwo soo degay Saylac agteedda. Taliyaha Ciidanka oo kulan la yeeshay Guddida Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda ayaa markii uu shirka ka sooo baxay warbaahintu wax ka waydiiyeen diyaaradahaaasi iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31898,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31897\/revisions\/31898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}