{"id":31861,"date":"2016-11-17T23:00:16","date_gmt":"2016-11-17T20:00:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31861"},"modified":"2016-11-17T23:03:24","modified_gmt":"2016-11-17T20:03:24","slug":"gunaanadkii-iyo-gaban-gabadii-dacwadii-minnesota-oo-faah-faahin-dheeraad-ahi-ka-imaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gunaanadkii-iyo-gaban-gabadii-dacwadii-minnesota-oo-faah-faahin-dheeraad-ahi-ka-imaneyso\/","title":{"rendered":"Gaban gabadii Dacwadii Minnesota oo Faah faahin dheeraad ahi ka imaneyso."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad kutaala magaaladda Minneapolis ayaa waxaa mudo 3 cisho ah kasocotay dacwad kadhan ah 8 wiil oo Soomaali ah iyo wiil qoomiyadda Oromada ka soo jeeda.<\/p>\n<p>Dhalinyaradaan ayaa in mudo ah dacwadoodu kasocatay gobolkaan Minnesota inkastoo hore uusan u dhacin wax xukuna ah.<\/p>\n<p>Maxkamadaan ayaa shalay soo idlaatay iyadoo xukuno kala duwan kuriday wiilashaa.<\/p>\n<p>Xukumadda dhacay ayaa u dhaxeeya 1 sano ilaa 35 sano iyadoo 3 wiil ee shalay maxkamadda la keenay aysan hore u qiran danbigaas lagu soo oogay.<\/p>\n<p>Shalay waxaa maxkamadaan kasoo muuqday eedaysanayaasha kala ahaa<\/p>\n<p>Maxamed Farah oo 22 jir ah oo lagu xukumay 30 sano, Abdirahman Dauud\u00a0 22 jir ah 3o sano , Guled Omar\u00a0 22 jir ah ayaa isagu ugu xukun dheer oo la xukumay 35 sano oo loogu sababeeyay inuu hogaamiye u ahaa dhalinyaradaa dawladuna waxay rabtay in Daud la xiro in dhan 40 Sano.<\/p>\n<p>Micheal Davis oo ah garsooraha maxkamadda qaadaayey 3dii cisho ee la soo dhaafay ayaa intii maxkamadu shalay socotay waxaa uu dhowr mar sheegay in loo baahan yahay in bulshada Soomaaliyeed ay ogaato inuu bulshada ka dhex jiro unug jihadi ah\u201d waxaana uu intaa raaciyay in dhalinyaro Soomaali ah ay aadeen Suuriya oo ayna ku dhinteen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"War Gabagabadii Maxkamadda Minnesota\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yHkY2mB2LwA?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>Garsoore Davis ayaa dhanka \u00a0kale bogaadiayay bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota\u00a0 oo uu sheegay inay tahay bulsho adag oo dhib badan soo martay.<\/p>\n<p>Qareen Muraad Mohamed too qareen u ahaa Maxamed Farah ayaa shir jaarid oo kooban saxaafadda kula hadlay waxaana hadaladiisii ka mid ahaa inuu garsooraha aysan kafilayn in xukunku sidaa u bato.<\/p>\n<p>Ayaan Maxamed Farah oo ah hooyada dhashay Maxamed Farah ayaan waydiinay sida dareenkeedu ahaa markii ay maxkamadu socotay.<\/p>\n<p>&#8220;Markaan arkay xeer beegtiida ..ayaan dareemay in xaaladu sahlanayn ,waxayna u dhacday sidii Alle ugu tala galay waana kusamraynaa&#8221;. Sidaa ayay tiri.<\/p>\n<p>Ayaan waxay noo sheegtay in ay wali aaminsantahay in ilmaheeda la shirqoolay dowladuna ay kubaxisay lacago badan, hadana ay kunooshahay nolo cabsi leh.<\/p>\n<p>Dhamaan qoysaskii shalay ilmahooda la xukumay kuma aysan qanacsanayn sida ay xukunka dheer ugu dhacay wiilashooda waxayna u arkayeen garsoorka mid aan sidaa ku dhameyn.<\/p>\n<p>Dhamaadkii maxkamadda ayaa banaanabax kooban ay kuqabteen dad aan kuqancin xukunka kuwaasoo isugu jiray Soomaali Mareykan iyo dad kale oo reer Maraykan ah iyagoo kudhawaaqaayay hadalo lid ku ah hay\u2019ada FBI iyo garsooraha maxkamadda.<\/p>\n<p>Xayle Samakatalis ayaa ka mid ahaa dadkii dhagaysanaayay Maxkamada.<\/p>\n<p>&#8220;Dadka aqoonta leh waa inay arintaan wixii lagu hadlaayay maxkamadda dhexdeeda dib u dhagaystaan baaritaana kusameeyaan&#8221;. Xayle ayaa sidaa yiri.<\/p>\n<p>&#8220;Arintaan ama xukunkaan waxuu kukeeni karaa dhalinyaradaan xanuunadda maskaxda ,marka waa inay ahaataa tan mid tusaale ay kuqaataan inta la faca ah ee hada kunool Maraykanka&#8221;. Cumar Jamaal oo ka mid hogaamiyeyaasha jaaliyadda ayaa sidaa yiri.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/hormuud-logo-3\/\" rel=\"attachment wp-att-31848\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/becco-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31849\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/salaam-bank-29\/\" rel=\"attachment wp-att-31850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/guri-nin-boolis-ah-muqdisho-ka-degenaa-oo-bambaano-lagu-weerarey\/tabaarak-21\/\" rel=\"attachment wp-att-31851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad kutaala magaaladda Minneapolis ayaa waxaa mudo 3 cisho ah kasocotay dacwad kadhan ah 8 wiil oo Soomaali ah iyo wiil qoomiyadda Oromada ka soo jeeda. Dhalinyaradaan ayaa in mudo ah dacwadoodu kasocatay gobolkaan Minnesota inkastoo hore uusan u dhacin wax xukuna ah. Maxkamadaan ayaa shalay soo idlaatay iyadoo xukuno kala duwan kuriday wiilashaa. Xukumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31864,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31861"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31865,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31861\/revisions\/31865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}