{"id":31821,"date":"2016-11-16T22:38:43","date_gmt":"2016-11-16T19:38:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31821"},"modified":"2016-11-16T22:40:16","modified_gmt":"2016-11-16T19:40:16","slug":"cadaado-oo-maanta-lagu-toogtey-mid-ka-mid-ahaa-ergo-la-filayey-in-ay-wax-doortaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/cadaado-oo-maanta-lagu-toogtey-mid-ka-mid-ahaa-ergo-la-filayey-in-ay-wax-doortaan\/","title":{"rendered":"Cadaado oo maanta lagu toogtey mid ka mid ahaa ergo la filayey in ay wax doortaan"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaa goor dhaw ciidammada AMISOM ku toogteen mid ka mid ah ergada doorashada, kaddib markii sidda la sheegay ay ka shakiyeen.<\/p>\n<p>Toogashada ciidammada AMISOM ayaa dhacday xili halkaa ka soctay doorasho, taasoo keentay in musharixiintii goobta ku sugneyd iyo ergadii doorashada goobta ku kala dareeraan, kaddib markii dibada xarunta doorashad laga maqlay rasaas.<\/p>\n<p>Goob jooge ku sugan Cadaado ayaa sheegay in shaqsiga la toogtay uu ka mid ahaa ergada la filayay in ay maanta kala doortaan musharixiinta, hasse ahaatee uu toogasho dilay askari ka tirsan ciidammada AMISOM.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in uu jiray muran soo kala dhaxgallay maruumka la toogtay iyo askariga toogashada geystay, taasoo keentay uu rasaas ku furo.<\/p>\n<p>Arintan ayaa jahwareer ku keentay hanaankii doorashada, waxaana hadda hakad ku jirra doorashadii la fillayay in ay maanta ka dhacdo magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay mas\u2019uuliyiinta maamulka Galmudug, guddiga doorashada iyo saraakiisha ciidammada AMISOM,\u00a0 oo la xiriira falkan dilka ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaa goor dhaw ciidammada AMISOM ku toogteen mid ka mid ah ergada doorashada, kaddib markii sidda la sheegay ay ka shakiyeen. Toogashada ciidammada AMISOM ayaa dhacday xili halkaa ka soctay doorasho, taasoo keentay in musharixiintii goobta ku sugneyd iyo ergadii doorashada goobta ku kala dareeraan, kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31824,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31822,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31821\/revisions\/31822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}