{"id":31813,"date":"2016-11-16T21:27:11","date_gmt":"2016-11-16T18:27:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31813"},"modified":"2016-11-16T21:28:21","modified_gmt":"2016-11-16T18:28:21","slug":"maamul-goboleedka-hir-shabeelle-oo-maanta-uu-ka-billaabanayo-wajigii-koowaad-ee-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/maamul-goboleedka-hir-shabeelle-oo-maanta-uu-ka-billaabanayo-wajigii-koowaad-ee-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"Maamul goboleedka hir shabeelle oo maanta uu ka billaabanayo wajigii koowaad ee Aqalka hoose."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya diyaar-garoowga wajigii kowaad doorashada xubnaha aqalka hoose oo maanta lagu tartami doono sidda qorshuhu yahay 13 kursiga oo ka mid ah 37 xildhibaan ee la fillayo in ay ku matallaan maamulka Hirshabeelle baarlamaanka cusub ee federaalka.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa maalin ka hor shaaciyay shaxda cusub jadwalka koowaad kuraasta la soo hormariyay, oo ay ku loolami doonaan xubno wali xilal ka haya dowladda, xildhibaanno hore iyo shaqsiyaad ku cusub siyaasada oo raba in ay hadda ku biiraan.<\/p>\n<p>Musharixiinta ka soo dhax muuqan doona doorashada maanta ayaa waxaa ka mid ah, Khadiijo Max&#8217;ed Diiriye, C\/qaadir Cosoble, C\/llaahi Max&#8217;ed Cali Sanbaloolshe, C\/fitaax Xassan Afrax, siddoo kale jadwalka kuraasta la soo hormariyay ayaa xubnaha ku tartami doona waxaa ka mid ah wasiirka ammniga C\/risaaq Cumar Max&#8217;ed.<\/p>\n<p>Musharixiinta siddoo kale mar kale u tartamaya kursiga aqalka hoose ayaa waxaa ka mid ah Max&#8217;ed Xassan Ibraahim Qoono, oo muddo dheer soo ahaan xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka.<\/p>\n<p>Lama oga in maanta la soo wadda dhameyn doono 13 kursi jadwalka ay soo bandhigeen guddiga doorashada ka soo muuqday iyo in kale, hasse ahaatee doorashada maanta ayaa ah mid siweyn isha looga wadda hayo sidda ay musharixiinta u kala baxaan.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya diyaar-garoowga wajigii kowaad doorashada xubnaha aqalka hoose oo maanta lagu tartami doono sidda qorshuhu yahay 13 kursiga oo ka mid ah 37 xildhibaan ee la fillayo in ay ku matallaan maamulka Hirshabeelle baarlamaanka cusub ee federaalka. Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa maalin ka hor shaaciyay shaxda cusub jadwalka koowaad kuraasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31815,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31814,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31813\/revisions\/31814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}