{"id":3180,"date":"2011-09-19T12:29:28","date_gmt":"2011-09-19T12:29:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3180"},"modified":"2011-09-19T12:44:08","modified_gmt":"2011-09-19T12:44:08","slug":"rw-turkiya-oo-sheegay-in-uu-dalka-soomaaliya-keeni-doono-ciidamo-turkish-ah-ee-badalaya-kuwa-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/rw-turkiya-oo-sheegay-in-uu-dalka-soomaaliya-keeni-doono-ciidamo-turkish-ah-ee-badalaya-kuwa-amisom\/","title":{"rendered":"R\/W Turkiya Oo Sheegay In Uu Dalka Soomaaliya Keeni Doono Ciidamo Turkish Ah Ee Badalaya Kuwa AMISOM"},"content":{"rendered":"<div id=\"_mcePaste\" class=\"mcePaste\" style=\"position: absolute; width: 1px; height: 1px; overflow: hidden; top: 0px; left: -10000px;\">\ufeff<\/div>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman; font-size: small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/bbbbb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3183\" title=\"bbbbb\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/bbbbb-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"358\" height=\"255\" \/><\/a><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman; font-size: small;\">(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/span><\/strong><\/p>\n<h2><span style=\"line-height: 115%; font-family: &quot;Arial&quot;,&quot;sans-serif&quot;; font-size: 12pt; mso-ascii-theme-font: minor-bidi; mso-hansi-theme-font: minor-bidi; mso-bidi-font-family: Arial; mso-bidi-theme-font: minor-bidi;\"><\/p>\n<h4 class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 10pt;\"><span style=\"color: #0000ff;\">Mr.RecepTayyip Erdogan<\/span> Oo ah Ra\u2019iisul wazaaraha Dowlada Turkiga ayaa sheegay in ay Dalka soomaaliya u Soo Dirayaan Ciidamo Turkisha Muslimiin ah Islamarkaana ay Badalayaan Ciidamada AMISOM Ee Hadada Ku sugan Dalka Soomaaliye<\/h4>\n<p><\/span><span style=\"line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; font-size: 12pt; mso-ascii-theme-font: minor-bidi; mso-hansi-theme-font: minor-bidi; mso-bidi-font-family: Arial; mso-bidi-theme-font: minor-bidi;\">Rs\u2019iisul Wazaaraha Turkiga ayaa sidoo Kale Sheegay in ay Wadahadal La Gali Doonaan Xarakada Al-shabaab Oo Haatan Dagaal Xoogan kula jira Ciidamada AMISOM <span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0<\/span>Iyo Waliba Kuwa Dowlada TFG-da Soomaaliya Oo Uu Sheegay In ay Soo Afmeeridoonaan Dagaalada Ka Soconaya Guud ahaanba Dalka Soomaaliya<\/span><\/h2>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 10pt;\"><span style=\"line-height: 115%; font-family: &quot;Arial&quot;,&quot;sans-serif&quot;; font-size: 12pt; mso-ascii-theme-font: minor-bidi; mso-hansi-theme-font: minor-bidi; mso-bidi-font-family: Arial; mso-bidi-theme-font: minor-bidi;\">Sidoo Kale <span style=\"color: #0000ff;\">Mr.RecepTayyip Erdogan<\/span> ayaa Carabka ku Dhuftay In haatanba Ay biloween Uruurinta Ciidamada loo Soo<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span>Daabulayo Dalka Soomaaliya iyo waliba Qalabkii ay ku howlgali lahaayeen Ciidaadasi Isagoona sheegay in Heshiiskaasi ay goor dhaweed ka saxiixdeen Dowlad Soomaaliya iyo waliba Dhamaan Beesha Caalamka Ee Ku Shaqada leh Dalka soomaaliya <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 10pt;\"><span style=\"line-height: 115%; font-family: &quot;Arial&quot;,&quot;sans-serif&quot;; font-size: 12pt; mso-ascii-theme-font: minor-bidi; mso-hansi-theme-font: minor-bidi; mso-bidi-font-family: Arial; mso-bidi-theme-font: minor-bidi;\">Hadalkaani ka soo baxay Ra\u2019iisul wazaaraha Turkiga ayaa ku soo aadeya Xilli Uu Dhawaan Soo Gaaray Dalka Soomaaliya Isagao oo Wata Ciidamo Turkisha ah Kuwaasi Uu Sheegay in ay sugayaan Amaankiisa Diidayna in ay Galbiyaan Ciidamada AMISOM Oo Uu Ku Sheegay In aysan Aheen Isku Dhaqan Iyo waliba Isku Diin <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 10pt;\"><span style=\"line-height: 115%; font-family: &quot;Arial&quot;,&quot;sans-serif&quot;; font-size: 12pt; mso-ascii-theme-font: minor-bidi; mso-hansi-theme-font: minor-bidi; mso-bidi-font-family: Arial; mso-bidi-theme-font: minor-bidi;\">Dhinaca Kale Madaxweynaha Dowlada TFG-da Soomaaliya ayaa Waxaa Galbinayeen Ciidamad Amisom markii uu Garoonka Ka soo Dagay Ra\u2019iisulwazaaraha Turkiga Iyadoo uu madaxweyne shariif uu meeshii ka raacay Gaarig Loo Yaqaano Taangiga Ama Kaaraha Ra\u2019iisul wazaaraha Turkigana ay meeshii ka galbiyeen Ciidamo Turkish Muslimiin ah<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman; font-size: small;\">(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\ufeff (Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Mr.RecepTayyip Erdogan Oo ah Ra\u2019iisul wazaaraha Dowlada Turkiga ayaa sheegay in ay Dalka soomaaliya u Soo Dirayaan Ciidamo Turkisha Muslimiin ah Islamarkaana ay Badalayaan Ciidamada AMISOM Ee Hadada Ku sugan Dalka Soomaaliye Rs\u2019iisul Wazaaraha Turkiga ayaa sidoo Kale Sheegay in ay Wadahadal La Gali Doonaan Xarakada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3180","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3180"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3185,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3180\/revisions\/3185"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}