{"id":31790,"date":"2016-11-15T20:13:16","date_gmt":"2016-11-15T17:13:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31790"},"modified":"2016-11-15T20:15:54","modified_gmt":"2016-11-15T17:15:54","slug":"maamulka-ahlu-sunna-waljameeca-oo-xirey-raadio-galguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/maamulka-ahlu-sunna-waljameeca-oo-xirey-raadio-galguduud\/","title":{"rendered":"Maamulka Ahlu Sunna waljameeca oo xirey radio Galguduud."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna ayaa maanta galinkii hore xiray idaacada Radio Galgaduud ee magaalada Guriceel.<\/p>\n<p>Idaacadaa ayaa la xiray abbaare 10kii subaxnimo ee maanta. Ciidamadaa ayaa ku amray in shaqaalihii idaacadaasi ay kasoo baxaan xarunta idaacada dabadeedna waa ay xireen.<\/p>\n<p>Wariye ka tirsan idaacadaa ayaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay in sidoo kale ay aalad idaacadu lahayd (transmitter) ay halkaa ka qaateen.<\/p>\n<p>Ilaa hada lama oga sababta loo xiray idaacadaa.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee idaacadaa ayaa aad looga dhageysan jiray qeybo badan oo ka tirsan bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee sidan oo kale loo hor istaago hawlaha warbaahinta isla markaasna maamulada dalka ka jiraahi hadii ay dhibsadaan wararka Idaacadaha ka baxa ay joojiyaan hase yeeshee hada lama oga waxa ay dhibsadeen maamulka ahlu sunna waljameeca ee ay idaacadda ku xireen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna ayaa maanta galinkii hore xiray idaacada Radio Galgaduud ee magaalada Guriceel. Idaacadaa ayaa la xiray abbaare 10kii subaxnimo ee maanta. Ciidamadaa ayaa ku amray in shaqaalihii idaacadaasi ay kasoo baxaan xarunta idaacada dabadeedna waa ay xireen. Wariye ka tirsan idaacadaa ayaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay in sidoo kale ay aalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31792,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31790"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31794,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31790\/revisions\/31794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31792"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}