{"id":31784,"date":"2016-11-15T19:23:09","date_gmt":"2016-11-15T16:23:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31784"},"modified":"2016-11-15T19:25:00","modified_gmt":"2016-11-15T16:25:00","slug":"niqaabka-oo-haweenka-sucuudigu-sheegeen-in-ay-aad-u-jecelyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/niqaabka-oo-haweenka-sucuudigu-sheegeen-in-ay-aad-u-jecelyihiin\/","title":{"rendered":"Niqaabka oo haweenka Sucuudigu sheegeen in ay aad u jecelyihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dumarka Sacuudiga gaar ahaan caasimada Riyadh ayaa sheegay in ay aad u jecel yihiin xirashada niqaabka ama indha shareerka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Indha shareerka ayaa loo ogol yahay dumarka Sacuudigu inaysan xiran hadii ay sidaa door bidaan laakiin ayaga ayaaba aad u jecel inay xidhaan niqaabka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dumarka Sacuudiga ayaa kasokow indha shareerka waxay sidoo kale aad u jecel yihiin inay xidhaan xijaabada iyo cabbaayadaha. Waxay waliba aad usii door bidaan xirashada xijaabada sida lagu xusay warbixin dhawaan ay baahisay Alarabiya English.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dumarka ayaa awal cabbaayadaha ay xidhaan ay u badnaayeen kuwo leh midab madow laakiin hada waxaa dalkaa aad ugu soo batay cabbaayadaha midabada kala duwan leh.<\/span><\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina Niqaabka ayaa ah astaan diini ah oo muslimiinta u gaar ah hase yeeshee gaalada ayaa beryahan ka dhigey astaan argagixiso lagu dhuuman karo waxaana jira dalal gebi ahaanba mamnuucey qaadashada Niqaabka haweenka muslimiintu xidhaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dumarka Sacuudiga gaar ahaan caasimada Riyadh ayaa sheegay in ay aad u jecel yihiin xirashada niqaabka ama indha shareerka. Indha shareerka ayaa loo ogol yahay dumarka Sacuudigu inaysan xiran hadii ay sidaa door bidaan laakiin ayaga ayaaba aad u jecel inay xidhaan niqaabka. Dumarka Sacuudiga ayaa kasokow indha shareerka waxay sidoo kale aad u jecel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31786,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31784\/revisions\/31785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}