{"id":31767,"date":"2016-11-14T20:20:19","date_gmt":"2016-11-14T17:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31767"},"modified":"2016-11-14T20:25:33","modified_gmt":"2016-11-14T17:25:33","slug":"debed-bax-nabadeed-oo-ka-dhacey-minnesota-ee-gobolka-minneapolis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/debed-bax-nabadeed-oo-ka-dhacey-minnesota-ee-gobolka-minneapolis\/","title":{"rendered":"Debed bax nabadeed oo ka dhacey Minnesota ee Gobolka Minneapolis"},"content":{"rendered":"<p>Dibad-bax nabadeeed oo lagu muujinayo muhiimada Wada-noolaanshaha, loogana soo Hor-jeedo Faquuqa iyo Islaam-naceybka, ayaa ka dhacay beerta nasashada ee Loring Park ee Magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.<\/p>\n<p>Kulanka oo lagu magac daray, Sanbuusa Sunday (Axad), ayaa waxaa soo Qaban-qaabiyay Xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, Hay\u2019adda Minneapolis Foundation iyo Duqii hore ee magaalada Minneapolis R.T. Rybak.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Iskusoobax Nabadeed Somalida &amp; dadka Minnesota\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-9WCWI6a_jU?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>Dadkan isku-soo-baxay oo kor u dhaafayay illaa 500 ruux, ayaa lagu sooray Saanbuus iyo shaah Soomaali, Waxyaalaha Dadka Soomaaliyeed ay Minnesota ku soo Koridhiyeen ayaa waxaa safka hore uga jira Saanbuus, dadkaan ayaa qaarkood la hadlayay Jaaliyadda iyagoo tusay garab istaaga dhankooda una muujiyey in aan waji soo dhaween iyo farxad ka muuqato.<\/p>\n<p>Waxaad Arkayeysay Dadkan jinsiyadaha kaladuwan oo qaarkood ay xabadka xabadka isku saarayeen iyagoo dhoolacadeen saaidana isku muujinaayay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Waxaa laga dheehan karayay dadkii xalay goobtaa isagu yimid farxad iyo midnimo dhankooda ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibad-bax nabadeeed oo lagu muujinayo muhiimada Wada-noolaanshaha, loogana soo Hor-jeedo Faquuqa iyo Islaam-naceybka, ayaa ka dhacay beerta nasashada ee Loring Park ee Magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota. Kulanka oo lagu magac daray, Sanbuusa Sunday (Axad), ayaa waxaa soo Qaban-qaabiyay Xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, Hay\u2019adda Minneapolis Foundation iyo Duqii hore ee magaalada Minneapolis R.T. Rybak. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31767","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31767"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31767\/revisions\/31772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}