{"id":31764,"date":"2016-11-14T20:08:24","date_gmt":"2016-11-14T17:08:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31764"},"modified":"2016-11-14T20:09:59","modified_gmt":"2016-11-14T17:09:59","slug":"shir-ka-dhan-ah-doorashada-donald-trump-oo-midawga-yurub-yeelanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/shir-ka-dhan-ah-doorashada-donald-trump-oo-midawga-yurub-yeelanayo\/","title":{"rendered":"SHir ka dhan ah doorashada Donald Trump oo midawga Yurub yeelanayo."},"content":{"rendered":"<p>Wasiiradda arrimaha dibedda Midowga Yurub oo kulan ku leh caasimadda Brussels, ayaga ka arrinsanaya saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump.<\/p>\n<p>Qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ayaa ka walaacsan hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr Trump.<\/p>\n<p>Waxa ay si gaar ah uga walwalsan yihiin jilicsanaanta uu u muujiyay Ruushka, iyo fekerka xun ee uu ka aamisan yahay gaashaanbuurta NATO iyo Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Wasiiradda arrimaha dibedda ee Britain iyo Faransiiska ayaa ka maqan kulankan, waxaana ay sheegeen in laga badbadiyay cabsida laga qabo madaxweynaha la doortay ee Maraykanka.<\/p>\n<p>Labada wasiir ayaa kulanka ku biiri doono Isniinta, markaasi oo arrimaha shirka looga hadlayo ay ka mid yihiin xiriirka uu Midowga Yurub la leeyahay Turkiga iyo iskaashiga milateri ee kala dhexeeya NATO.<\/p>\n<p>Trump ayaa waxaa la sheegaa in uu asal ahaan kasoo jeedo dalka Jarmalka ayaan la garaneyn in uu bedeli doono afkaarihii uu warbaahinta mariyey ee muujinayey naceybka waqtiyadii ololaha doorashada iyo inkale waana taas mida Midawga Yurub culeys u saarayaan M\/weynaha cusub ee dalka Mareykanka Trump.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, midowga Yurub ayaa ka walaacsanaa guusha Donald Trump ka soo hoyay doorashadii dhowaan, waxaana ay u arkeen inay tahay dhibaato ku soo wajahan xiriirka Mareykanka iyo Midowga Yurub.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiradda arrimaha dibedda Midowga Yurub oo kulan ku leh caasimadda Brussels, ayaga ka arrinsanaya saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump. Qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ayaa ka walaacsan hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr Trump. Waxa ay si gaar ah uga walwalsan yihiin jilicsanaanta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31764\/revisions\/31765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}