{"id":31761,"date":"2016-11-14T19:41:35","date_gmt":"2016-11-14T16:41:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31761"},"modified":"2016-11-14T19:42:36","modified_gmt":"2016-11-14T16:42:36","slug":"suldan-maxamed-cabdi-shidde-oo-kasoo-horjeestey-sidaa-doorashada-soomaaliya-u-socoto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/suldan-maxamed-cabdi-shidde-oo-kasoo-horjeestey-sidaa-doorashada-soomaaliya-u-socoto\/","title":{"rendered":"Suldan Maxamed Cabdi SHidde oo kasoo horjeestey sidaa doorashada Soomaaliya u socoto."},"content":{"rendered":"<p>Suldaan Maxamed Cabdi Shidde oo ka mid ah 135-ta Oday-dhaqmeed, ayaa ka hor-yimid Qorshe uu sheegay in laga Abaabulayo Madaxtooyada Somalia iyo midda Galmudug, kaasoo uu sheegay inuu la xiriiro in qoondada Haweenka ee kuraasta Aqalka Hoose loo weeciyo beel aan ahayn kuwii markii hore lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray Suldaan Shidde, ayuu ku sharraxaad kaga bixiyay in Saddexda Kursi ee Beeshiisa Waceysle ka heshay Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya in mid ka mid ah la siiyo haween, gaar ahaan jufada madaxweynuhu Somalia uu kasoo jeedo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Suldaanka &#8211; ayaa ka codsaday Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Federaalka iyo Heer maamul- goboleed inay tix-geliyaan go\u2019aanka Beesha oo ah in Qoondada haweenka ay tahay inay u Tar-tanto Kursiga.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo, Suldaanka uu Xusay in ay kala helayaan Beel ahaan Kuraasta Aqalka Hoose ee saddexda ah, isagoo sheegay in mid ka mid ah ay horay u soo baxday in haween la siiyo, balse ay tahay inay tartanto.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Maamul-goboleedka Galmudug ayaa lagu dhaliilay inay fara-gelin ku hayso doorashada, iyadoo Cabasho badan ay kasoo yeerayaan Beelo sheegay in xaqoodii si toos ah iyo si dadban looga duudsiiyay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suldaan Maxamed Cabdi Shidde oo ka mid ah 135-ta Oday-dhaqmeed, ayaa ka hor-yimid Qorshe uu sheegay in laga Abaabulayo Madaxtooyada Somalia iyo midda Galmudug, kaasoo uu sheegay inuu la xiriiro in qoondada Haweenka ee kuraasta Aqalka Hoose loo weeciyo beel aan ahayn kuwii markii hore lagu heshiiyay. Qoraal uu soo saaray Suldaan Shidde, ayuu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31761","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31762,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31761\/revisions\/31762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}