{"id":31749,"date":"2016-11-13T21:56:10","date_gmt":"2016-11-13T18:56:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31749"},"modified":"2016-11-13T21:57:05","modified_gmt":"2016-11-13T18:57:05","slug":"aqalka-hoose-ee-doorashada-puntland-oo-wajigii-labaad-galey-iyo-xubno-maanta-la-doortey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/aqalka-hoose-ee-doorashada-puntland-oo-wajigii-labaad-galey-iyo-xubno-maanta-la-doortey\/","title":{"rendered":"Aqalka hoose ee doorashada Puntland oo wajigii labaad galey iyo xubno maanta la doortey."},"content":{"rendered":"<p>Wajigii Labaad ee Codaynta Xubana Aqalka hoose ee Puntland\u00a0 oo Maanta si rasmi ah uga bilaabtay Magaalada Garowe\u00a0 ayaa waxaa\u00a0 ku so baxay\u00a0 Lix-Xubnood oo ka mid yahay Saciid Xussen Ciid\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnahan Maanta la doortay ayaa ka mid ah 37 Xildhibaan oo labo iyo toban ka mid ah ay\u00a0 horay u so baxeen,kuwaaso Puntland ay ku leedahay 275 Xubnood ee Golaha Sharci dajinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale,Xildhabaanadan so baxay ayaa waxaa kamid noqday Labo Haween ah,Waana markii uga horaysay oo Puntland ay gabar ka so baxdo Aqalka hoose,tan iyo markii ay bilaabatay Codaynta doorashada Aqalka hoose ee Qaybta Puntland,<\/p>\n<p>Haddaba Hoos ka akhriso Xildhibaanada so baxay iyo Codadka ay heleen.<\/p>\n<p>Siciid Xuseen Ciid wuxuu helay 49 Cod<br \/>\nZakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi oo helay 32 cod.<br \/>\nBurhaan Aaden Cumar oo helay 51cod,<br \/>\nJaabir Maxamed Cabdi oo helay 32cod,<br \/>\nSiciido Maxamed Xasan oo heshay 43cod<br \/>\nSacdiyo Carays Ciise Kaarshe oo heshay 31cod<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Gudiga Doorashada Puntland ayaa sheegay in Xubanaha u tartamaya Kuraasta hartay in ay deg deg ku so gudbindoonaan,kuwaaso ay ku jiraan kuraas Haweenka u gaar ah.<\/p>\n<p>Ugu Danbayntii,Xildhabaanadan Cusub ayaa qayb ka noqondoona Xildhibaano Gaaraya boqol oo ilaa hada ka so kala baxay Goobaha doorashooyinka Maamul gobaleedyada dalka soomaaliya,kuwaaso la filayo in dhawaan Magaalada Muqdisho ku so doortaan Madaxweynaha soomaaliya hogaamindoona Afarta Sano ee socota.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajigii Labaad ee Codaynta Xubana Aqalka hoose ee Puntland\u00a0 oo Maanta si rasmi ah uga bilaabtay Magaalada Garowe\u00a0 ayaa waxaa\u00a0 ku so baxay\u00a0 Lix-Xubnood oo ka mid yahay Saciid Xussen Ciid\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Soomaaliya. Xubnahan Maanta la doortay ayaa ka mid ah 37 Xildhibaan oo labo iyo toban ka mid ah ay\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31750,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31749\/revisions\/31750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}