{"id":31735,"date":"2016-11-13T20:21:52","date_gmt":"2016-11-13T17:21:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31735"},"modified":"2016-11-13T20:23:06","modified_gmt":"2016-11-13T17:23:06","slug":"hawlgalka-ciidamada-midawga-africa-ee-soomaaliya-oo-dalbadey-ciidamo-dheeraad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/hawlgalka-ciidamada-midawga-africa-ee-soomaaliya-oo-dalbadey-ciidamo-dheeraad-ah\/","title":{"rendered":"Hawlgalka Ciidamada Midawga Africa ee soomaaliya oo dalbadey Ciidamo dheeraad ah."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhaxmaray\u00a0 AMISOM, ayeey ku dalbadeen ciidammo dheeraad ah oo lagu biiriyo howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyayaasha ciidammada, Kenya, Burundi, Jabuuti, iyo mas&#8217;uuliyiin ka socday Uganda, ayaa goob joog ka ahaa kulanka,\u00a0 iyaga oo ugu baaqay QM iyo dalalka deeq bixiyayaasha in ay gacanta ka geystaan keenista ciidammo gaaraya 4.000 oo askari.<\/p>\n<p>Dalabkan ayaa imaanaya iyadoon wax natiijo ah laga gaarin dagaalka ka dhanka ah AL-shabaab iyo waxa loogu yeero Argagixisada Bariga Africa iyo Adduunyada inteeda kale,waxaana muuqata in dalabkani yahey oo kaliya Tiro badan iyo Tabar darro in faa&#8217;iidadoodu noqotey.<\/p>\n<p>Taliyayaasha ayaa sheegay in ciidammadan looga baahan yahay in ay qeyb- ka noqdaan howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyaga oo la geynayo gobollada, Jubbooyinka, Hiiraan iyo Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 22-kun askari oo ka socda illaa shan dal ayaa ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo wali awood u heli la\u2019 ka hortagida weerarada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, ciidammada Itoobiya oo qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa dhowaan faarujiyay deegaano ku yaalla Koofurta Soomaaliya, halkaasoo markii dambe ay la wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhaxmaray\u00a0 AMISOM, ayeey ku dalbadeen ciidammo dheeraad ah oo lagu biiriyo howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya. Taliyayaasha ciidammada, Kenya, Burundi, Jabuuti, iyo mas&#8217;uuliyiin ka socday Uganda, ayaa goob joog ka ahaa kulanka,\u00a0 iyaga oo ugu baaqay QM iyo dalalka deeq bixiyayaasha in ay gacanta ka geystaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31736,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31735\/revisions\/31736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}