{"id":31717,"date":"2016-11-12T21:31:14","date_gmt":"2016-11-12T18:31:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31717"},"modified":"2016-11-12T22:56:21","modified_gmt":"2016-11-12T19:56:21","slug":"jl-kismaayo-oo-doorashada-aqalka-hoose-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-ka-socoto-iyo-xubnaha-guuleystey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/jl-kismaayo-oo-doorashada-aqalka-hoose-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-ka-socoto-iyo-xubnaha-guuleystey\/","title":{"rendered":"JL- Kismaayo oo Doorashada Aqalka hoose ee barlamaanka federalka soomaaliya ka socoto iyo xubnaha guuleystey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Tartankii kuraaska xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland ayaa weli ka soconaya magaalada Kismaayo, ayadoo maanta la doortay ilaa lix Mudane.<\/span><\/p>\n<p>Doorashada ayaa saaka si dardar leh uga bilaabatay hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo, ayadoo ay xarunta ku sugnaayeen ergada lixda Beelood ee maanta ku tartameeysay kursiga aqalka hoose ee baarlamanka.<\/p>\n<p>Gudiga doorashooyinka dadban ee Jubaland ayaa markii ay doorashooyinka soo idlaadeen warbaahinta u aqriyay xubnaha guuleystay, waxaana goobta ka shaaciyay ka C\/casiis Sheekh Dayib oo gudiga qaran ee doorashooyinka dadban ee heer federaalka u qaabilsan Jubaland.<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Iyadoo ay soo yeerayaan caddaalad daro iyo musuq maasuq hareeyey doorashada ka socota xarumaha Maamul goboleedyada ayaa hadana kismaayo waxaa ka dhacey Dil abaabulnaa oo meesha looga saarey musharax rabey in uu kursi aqalka hoose u tartamo sababna looga higey labo nin oo gurigiisa isku dishey.<\/span><\/p>\n<p><b>Xubnaha doorashadii maanta ku guuleystay ayaa kala ah sidan;<\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol>\n<li><span style=\"font-size: large;\">Prof: Max\u2019ed Cabdi Gaandi<\/span><\/li>\n<li><span style=\"font-size: large;\">Max\u2019ed Aadan Macallin<\/span><\/li>\n<li><span style=\"font-size: large;\">Xaawo Max\u2019d Aadan<\/span><\/li>\n<li><span style=\"font-size: large;\">Aadan Isaaq Cali<\/span><\/li>\n<li><span style=\"font-size: large;\">Max\u2019ed Xasan Idiris<\/span><\/li>\n<li><span style=\"font-size: large;\">Sahro Jaamaca Cali Qoorsheel<\/span><\/li>\n<\/ol>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><br \/>\nDhinaca kale, Wakiilka gudiga qaran ee doorashooyinka dadban ee Jubaland ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha ay bulshada isticmaasho oo sheegayay in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen hoolka ay ka socoto doorashada, isagoo sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201cDoorashada waad u jeedaan si qurux badan ayay noogu soo dhamaatay, wararkan la sheegayana waxba kama jiraan, hadayse run yihiin miyay halkan doorasho ka dhici lahayd,\u201d sidaa waxaa yiri C\/casiis oo warbahinta la hadlayay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartankii kuraaska xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland ayaa weli ka soconaya magaalada Kismaayo, ayadoo maanta la doortay ilaa lix Mudane. Doorashada ayaa saaka si dardar leh uga bilaabatay hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo, ayadoo ay xarunta ku sugnaayeen ergada lixda Beelood ee maanta ku tartameeysay kursiga aqalka hoose ee baarlamanka. Gudiga doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31717"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31728,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31717\/revisions\/31728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}