{"id":3171,"date":"2011-09-19T12:20:17","date_gmt":"2011-09-19T12:20:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3171"},"modified":"2011-09-19T12:20:17","modified_gmt":"2011-09-19T12:20:17","slug":"maamulka-dekeda-muqdisho-oo-laf-dhuun-gashay-ku-noqday-gargaar-loo-keenay-dadka-ku-dhibaateysan-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/maamulka-dekeda-muqdisho-oo-laf-dhuun-gashay-ku-noqday-gargaar-loo-keenay-dadka-ku-dhibaateysan-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka Dekeda Muqdisho Oo Laf Dhuun Gashay ku Noqday Gargaar loo Keenay Dadka Ku Dhibaateysan Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/ddddddd1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3176\" title=\"ddddddd\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/ddddddd1.jpg\" alt=\"\" width=\"367\" height=\"251\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Gar gaar loogu tala galay Barakacayaasha ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho ayaa Maamulka Dakada magaalada Muqdisho is hortaag ku sameeyay Deeqdaasi<\/p>\n<p>Maamulaha Dekeda Muqdisho ayaa xayiray in gudaha Dekedda ay ka baxaan Gaadiidka sida raashinka iyo daawooyin gar-gaar ah oo Hay\u2019adaha <strong>UNICEF <\/strong>Iyo <strong>ICRC <\/strong>leeyihiin, \u00a0waxaana gawaaridaasi la sheegayaa in maalintii lexaad ay u xayranyihiin Maamulaha Dekada\u00a0 Magaalada Muqdisho<br \/>\nSidoo Kale wararka Qaar ayaa sheegaya in Agaasimaha Dekedda Muqdisho uu is hortaag Awood ah ku sameeyay in gawaaridaas ay ka baxaan Dekedda, taasi oo ka dhalatay markii Madaxda labada Hay\u2019adood ay ka biyo diideen dalab uga yimid maamulka Dekedda \u00a0in lagu soo wareejiyo howlaha shixnadaha gargaarka.<br \/>\n\u00a0\u00a0\u00a0<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha <strong>ICRC iyo UNICEF<\/strong> Shixnadaha raashinka iyo daawooyinka ee kaga xayiran Dekedda Muqdisho ayaa laga dajiyay labo markab kuwaasi oo ka soo shiraacday wadanka KenyaGaar ahaan dekedda magaalada Mombasa<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Gar gaar loogu tala galay Barakacayaasha ku dhibaateysan Magaalada Muqdisho ayaa Maamulka Dakada magaalada Muqdisho is hortaag ku sameeyay Deeqdaasi Maamulaha Dekeda Muqdisho ayaa xayiray in gudaha Dekedda ay ka baxaan Gaadiidka sida raashinka iyo daawooyin gar-gaar ah oo Hay\u2019adaha UNICEF Iyo ICRC leeyihiin, \u00a0waxaana gawaaridaasi la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3171","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3171"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3178,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3171\/revisions\/3178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}