{"id":31705,"date":"2016-11-12T19:56:52","date_gmt":"2016-11-12T16:56:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31705"},"modified":"2016-11-12T19:58:59","modified_gmt":"2016-11-12T16:58:59","slug":"degmada-beledweyne-oo-ciidamada-dawlada-federalku-hawl-gallo-ka-wadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/degmada-beledweyne-oo-ciidamada-dawlada-federalku-hawl-gallo-ka-wadaan\/","title":{"rendered":"Degmada Beledweyne oo Ciidamada dawlada federalku Hawl gallo ka wadaan."},"content":{"rendered":"<p>Ciidammada dowladda ee maamulka gobolka Hiiraan howlgal ballaaran ka wadda qeybo ka mid ah xaafadda magaalada Beledweyne, gaar ahaan xaafaddaha Buundo-weyn iyo howl-wadaag.<\/p>\n<p>Ciidammada ayaa subaxnimadii hore ee saakay howlgal guri guri ah ka fuliyay xaafadda Buundo-weyn oo habeen hore rag hubeysan ku toogteen labo askari oo ka tirsanaa ciidammada dowladda,\u00a0 waxaana intii uu howlgalku socday hakad gallay isku socodka dadka iyo gadiidka xaafadda.<\/p>\n<p>Beledweyne ayaa waxey saldhig u aheyd inta badan oo aan la dhacsaneyn maamulka dhawaan ka dhashey degmada Jawhar oo xarun u ah maamulka Hirshabeelle,waana taas midda loo maleynayo in ay sabab u tahey Hawlgalladan cusub ee xaafadaha dagmada beledweyne lagu qaadey.<\/p>\n<p>Dad u badan dhalinyarro la tuhusan iyo hub ayeey ku soo qabteen ciidammada mudadii uu howlgalkan ka socday labada xaafadeed ee Buundo-weyn iyo Howl-wadaag oo ka wadda tirsan magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidammada dowladda ayaan wali ka hadlin howlgalkan oo noqonaya kii ugu ballaarnaa oo waayadii ugu danbeeyay ciidamadu ka sameeyaan magaalada Beledweyne,waxaana isa soo tarayey falal lagu dilo dadka rayidka ah iyo qaraxyo lala beegsado xarumaha ciidamada dawladda iyo kuwa Amisom.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, howlgalkan ayaa imanaya xili dhawaan is badal lagu sameeyay maamulka gobolka, dhinaca kalana la soo magacaabay guddi ka shaqeeya nabad-galyada guud ahaan gobolka, gaar ahaan magaalada Beleweyne.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/becco-25\/\" rel=\"attachment wp-att-31699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/salaam-bank-28\/\" rel=\"attachment wp-att-31700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gobolka-galguduud-degaan-ka-tirsan-oo-dagaal-labo-beelood-ku-dhexmarey-maanta\/tabaarak-20\/\" rel=\"attachment wp-att-31701\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidammada dowladda ee maamulka gobolka Hiiraan howlgal ballaaran ka wadda qeybo ka mid ah xaafadda magaalada Beledweyne, gaar ahaan xaafaddaha Buundo-weyn iyo howl-wadaag. Ciidammada ayaa subaxnimadii hore ee saakay howlgal guri guri ah ka fuliyay xaafadda Buundo-weyn oo habeen hore rag hubeysan ku toogteen labo askari oo ka tirsanaa ciidammada dowladda,\u00a0 waxaana intii uu howlgalku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31705","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31705"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31706,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31705\/revisions\/31706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}