{"id":317,"date":"2011-05-02T10:08:43","date_gmt":"2011-05-02T10:08:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=317"},"modified":"2011-05-02T10:08:43","modified_gmt":"2011-05-02T10:08:43","slug":"midowga-yurub-oo-ku-hanjabay-in-ay-dhaqaalaha-ka-jarayaan-dowlada-iyo-ciidamada-shisheeye-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/midowga-yurub-oo-ku-hanjabay-in-ay-dhaqaalaha-ka-jarayaan-dowlada-iyo-ciidamada-shisheeye-2\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo ku hanjabay in ay dhaqaalaha ka jarayaan dowlada iyo ciidamada shisheeye."},"content":{"rendered":"<p>warar goor dhaw soo saareyn masuuliyiin ka tirsan midowga reer yurub ayaa waxa ay sheegayaan in ay joojin doonaan qarashaadka taakuleyna ah ee ay la garabtaan yihiin dowlada TFG-da iyo ciidamada shisheeye ah ee ku sugan gudaha magaalada muqsiho hadii masuuliyiinta ugu sareysa dowlada TFG-da ay diidaan in ogaladaan doorashada madaxtinimo ee lagu wado in ay dhacdo bisha 8-aad August ee sannada 2011.<\/p>\n<p>midowga reer yurub taageerada ay siyaan dowlada TFG-da iyo ciidamada shisheeye ayaan ku koobneyn oo kaliya mid dhaqaale balse waxaa kaloo jira tababaro ay u sameeyaan ciidamada dowlada TFG-da iyo qalab meleteri oo siyaan ciidamada shisheeye iyo kuwa TFG-da.<\/p>\n<p>si kastaba ha ahaatee hadalkan ka soo baxay xafiiska midowga reer yurub ayaa waxaa uu walwal xoogan ku abuurayaa madaxweyne Shariif iyo ra&#8217;isulwasaare Farmaajo oo iyagu si weyn u diidan doorasho madaxtinimo in ay dhacdo bisha 8-aad August ee sannadan 2011.<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Office<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><em><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/em><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>warar goor dhaw soo saareyn masuuliyiin ka tirsan midowga reer yurub ayaa waxa ay sheegayaan in ay joojin doonaan qarashaadka taakuleyna ah ee ay la garabtaan yihiin dowlada TFG-da iyo ciidamada shisheeye ah ee ku sugan gudaha magaalada muqsiho hadii masuuliyiinta ugu sareysa dowlada TFG-da ay diidaan in ogaladaan doorashada madaxtinimo ee lagu wado in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-317","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=317"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":320,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/317\/revisions\/320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}