{"id":31687,"date":"2016-11-11T22:39:27","date_gmt":"2016-11-11T19:39:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31687"},"modified":"2016-11-11T22:41:41","modified_gmt":"2016-11-11T19:41:41","slug":"waddamada-carabta-dibad-baxyadii-ka-dhacey-oo-lagu-waayey-boqolaal-billion","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/waddamada-carabta-dibad-baxyadii-ka-dhacey-oo-lagu-waayey-boqolaal-billion\/","title":{"rendered":"Waddamada Carabta Dibad baxyadii ka dhacey oo lagu waayey Boqolaal billion."},"content":{"rendered":"<p>Daraasad ay sameeyeen guddiga Qaramada Midooay u qaabilsan dhaqaalaha, ayaa lagu sheegay inay mudaaharaadyadii ka dhacay Waddamada Carabta ee loogu Magac-daray Xagaagii Carabta ay dhaliyeen cawaaqib aad u xun, iyadoo lagu xusay warbixin ay guddigan soo saareen inay waddamada Carabtu kacdoonnadaas ku waayeen 600 oo Bilyan oo Doollar.<\/p>\n<p>Guddiga Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee QM u qaabilsan Aasiya, ayaa sheegay inuu qiyaastaas ku saleeyay sadaashii dhaqaale ee la sameeyay sannadkii 2011-kii.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddiga ayaa xusay inay lacagtan u dhiganato 6% Dhaqaalaha Guud ee Bariga Dhexe. iyagoo Hadalkooda raaciyay in saadaasha Dhaqaalaha ay inta badan ku timaado is-bedelka ku yimaada maamullada talada haya, kaasoo sababa kobac dhaqaale iyo shaqooyin badan oo abuurma mustaqbalka fog.<\/p>\n<p>Guddiga, ayaa Warbixintooda ku sheegay in gobolka Carabta aanu Saadaashaasi waafaqin. waxayna dhibaatada dhaqaale ku tilmaameen mid saameysay gabi ahaan Dalalka Carabta.<\/p>\n<p>Dibadbaxyadii ka dhacay Wadamada Carabta qaarkood, ayaa markii dambe isku beddelay ammaan-darro, colaad iyo Jah-wareerka haatan ka jira Dalalkaas sida Liibiya, Suuriya iyo Yemen, kuwaasoo ay ka qarxeen dagaallo sokeeye.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Warbixinta ayaa waxaa kaloo lagu xusay in Dhaqaale-xumada Saameysay waddamada dariska la ah kuwa Carabta ee qasku ka jiro, iyadoo waddamadan dariska la ah kuwa ay colaaduhu saameeyeen ay ku jabeen qoxooti fara badan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daraasad ay sameeyeen guddiga Qaramada Midooay u qaabilsan dhaqaalaha, ayaa lagu sheegay inay mudaaharaadyadii ka dhacay Waddamada Carabta ee loogu Magac-daray Xagaagii Carabta ay dhaliyeen cawaaqib aad u xun, iyadoo lagu xusay warbixin ay guddigan soo saareen inay waddamada Carabtu kacdoonnadaas ku waayeen 600 oo Bilyan oo Doollar. Guddiga Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee QM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31688,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31687\/revisions\/31688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}