{"id":31672,"date":"2016-11-11T01:41:47","date_gmt":"2016-11-10T22:41:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31672"},"modified":"2016-11-11T02:24:03","modified_gmt":"2016-11-10T23:24:03","slug":"soomaalida-ku-nool-switzerland-oo-la-gudoonsiiyey-abaalmarin-dhiirigelin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-ku-nool-switzerland-oo-la-gudoonsiiyey-abaalmarin-dhiirigelin-ah\/","title":{"rendered":"Soomaalida ku nool SWITZERLAND oo la gudoonsiiyey Abaalmarin dhiirigelin ah."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay ka qayb-galeen Madaxda Gobalka Z\u00fcrich ee dalka Switzerland iyo Jaaliyadaha Ajaanibta ah ee dalkaas ku dhaqan, ayaa lagu qabtay magaalada Z\u00fcrich, kaasoo Jaaliyadda Soomaalida ee Dalkaas ku Nool lagu Guddoonsiiyay Abaa-lmarin.<\/p>\n<p>Munaasabaddan ayaa lagu baal-mariyay lix ruux oo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Gobalka Z\u00fcrich, kuwaasoo wax-qabad muuqda la yimid, ayna ka mid tahay Somalisiwss Diaspora &amp; Somalische Kulturverein Z\u00fcrich.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xubnaha Jaaliyada ayaa uga Mahad-celiyay intii ka Qayb-qaadatay\u00a0Agaasinka \u00a0xafladdan magaca Soomaaliyeedna muujiyay, iyagoo ugu baaqay Soomaalida Swiss-ka ah in inay ka qayb-qaataan ogaanshaha dalka ay daggan yihiin iyo dalkooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Abaal-marintan ayay sheegeen inay u tahay dhiirri-gelin ku aadan Hawlaha ballaaran ee Sannadkan u qabteen bulshada Soomaaliyeey ee ku nool wadanka Switzerland gaar ahaan Soomaalida ku nool Z\u00fcrich.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay ka qayb-galeen Madaxda Gobalka Z\u00fcrich ee dalka Switzerland iyo Jaaliyadaha Ajaanibta ah ee dalkaas ku dhaqan, ayaa lagu qabtay magaalada Z\u00fcrich, kaasoo Jaaliyadda Soomaalida ee Dalkaas ku Nool lagu Guddoonsiiyay Abaa-lmarin. Munaasabaddan ayaa lagu baal-mariyay lix ruux oo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Gobalka Z\u00fcrich, kuwaasoo wax-qabad muuqda la yimid, ayna ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31672","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31672","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31672"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31673,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31672\/revisions\/31673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}