{"id":31666,"date":"2016-11-11T01:03:34","date_gmt":"2016-11-10T22:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31666"},"modified":"2016-11-11T01:04:34","modified_gmt":"2016-11-10T22:04:34","slug":"mweynaha-cusub-ee-dalka-mareykanka-oo-wajahaya-mudaharaadyo-isaga-looga-soo-horjeedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/mweynaha-cusub-ee-dalka-mareykanka-oo-wajahaya-mudaharaadyo-isaga-looga-soo-horjeedo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha cusub ee dalka Mareykanka oo wajahaya Mudaharaadyo isaga looga soo horjeedo."},"content":{"rendered":"<p>Mudaaharaadyo looga soo horjeedo doorashada Donald Trump loo doortay xilka madaxweyne ee Mareykanka ayaa ka dhacaya qeybo badan oo dalkaa ah.<\/p>\n<p>Waxaa dadka mudaaharaadaya sheegayaan in ninkaasi uusan u qalmin inuu madaxweyne Mareykanka ka noqdo. Caasimado badan ayaa arinkaa dadku ka bannaan baxeen.<\/p>\n<p>Ardayda gobolka Florida ayaa ka mid ah dadkii ugu horeeyay ee ka bannaanbaxa arinkaa ah doorashada la doortay Donadl Trump.<\/p>\n<p>Dadkaa ayaa sheegaya in ninkaasi uu aflagaado iyo hadalo naceyb ah u soo jeediyay dadyow badan oo reer Mareykan ah sida Soomaalida, Muslimiinta guud ahaan, dadka madow, Laatiinos-ka iyo soo galootiga cusub oo dhan.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa waxaa la filayaa inuu xilka xafiiska madaxweyne ee dalkaa la wareego bisha koowaad ee sanadka soo socda ee 2017.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudaaharaadyo looga soo horjeedo doorashada Donald Trump loo doortay xilka madaxweyne ee Mareykanka ayaa ka dhacaya qeybo badan oo dalkaa ah. Waxaa dadka mudaaharaadaya sheegayaan in ninkaasi uusan u qalmin inuu madaxweyne Mareykanka ka noqdo. Caasimado badan ayaa arinkaa dadku ka bannaan baxeen. Ardayda gobolka Florida ayaa ka mid ah dadkii ugu horeeyay ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31667,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31666\/revisions\/31667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}