{"id":3166,"date":"2011-09-19T11:57:43","date_gmt":"2011-09-19T11:57:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3166"},"modified":"2011-09-19T11:57:43","modified_gmt":"2011-09-19T11:57:43","slug":"mashruuc-dhaqan-celin-loogu-sameenayo-caruurta-darbi-jiifka-ah-oo-ka-bilowda-magaalada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/mashruuc-dhaqan-celin-loogu-sameenayo-caruurta-darbi-jiifka-ah-oo-ka-bilowda-magaalada-boosaaso\/","title":{"rendered":"Mashruuc  Dhaqan Celin Loogu Sameenayo Caruurta Darbi Jiifka Ah Oo Ka Bilowda Magaalada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/darbi-jiif1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3168\" title=\"darbi jiif\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/darbi-jiif1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"369\" height=\"261\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Magaalada Boosaaso Ayaa waxaa ka soconaya Olele lagu uruurinayo Caruurta derbi jiifka ah ee aysan eheladoodu joogin amase ay geeriyoodeen iyo dadka kale ee amniga guud ee bulshada khatarta ku keeni kara.<\/p>\n<p>Olalahaani oo ay iska kaashanayaan Hay\u2019adda Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta ee <strong>UNDP <\/strong>iyo \u00a0<strong>NGO-ga KMC<\/strong> ayaa waxaa sidoo kale diwaan gelinta iyo ururinta dadkan ka qayb qaadanaya qaar kamid ah waxgaradka iyo Nabadoonada Ku dhaqan magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p><strong>Caqaadir Axmed Ibraahim (xarago)<\/strong> Gudoomiyaha nabadoonada gobolka Bari oo isgu qayb ka ah waxgaradka ku howlan uruurinta Caruurta derbi jiifka ah iyo dadka Amniga bulshada khatarta gelin kara ayaa sheegay in ujeedada barnaamijka looga gol leeyahay ay tahay sidii dhaqan celin loogu samayn lahaa xirfadana loogu samayn lahaa Ciyaalkaani Iminka Duruuf Xumida Ku nool ee Jiifta Darbiyada Iyo waliba Meelaha Qashimada<\/p>\n<p>Waxa uu Sidoo Kale sheegay in dadka dhaqan celinta loo samaynayo intooda badan laga soo kala uruurin doono kaamamka Barakacayaasha ee magaalada Boosaaso<\/p>\n<p>Barnaamijkaani Oo lagu wado in uu socdo mudo 6 bilood ah ayaa waxaa ka faa\u2019iideysan doona dad ay tiradoodu gaareyso 550-Qofod kuwaas oo 300 oo kamid ahi ay yihiin caruurta da\u2019doodu ay ka yartahay 15ka sano ,<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Magaalada Boosaaso Ayaa waxaa ka soconaya Olele lagu uruurinayo Caruurta derbi jiifka ah ee aysan eheladoodu joogin amase ay geeriyoodeen iyo dadka kale ee amniga guud ee bulshada khatarta ku keeni kara. Olalahaani oo ay iska kaashanayaan Hay\u2019adda Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta ee UNDP iyo \u00a0NGO-ga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3166","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3166"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3170,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3166\/revisions\/3170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}