{"id":31637,"date":"2016-11-09T17:54:53","date_gmt":"2016-11-09T14:54:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31637"},"modified":"2016-11-09T17:56:11","modified_gmt":"2016-11-09T14:56:11","slug":"hillary-clinton-oo-uu-ka-guuleystey-donald-trump-iyo-halka-mareykan-u-dhaqaaqi-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/hillary-clinton-oo-uu-ka-guuleystey-donald-trump-iyo-halka-mareykan-u-dhaqaaqi-doono\/","title":{"rendered":"Hillary Clinton oo uu ka guuleystey Donald Trump iyo halka Mareykan u dhaqaaqi doono!."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hillary Clinton taasoo aan loo maleyneyn markii hore maadaama lasaadaalinaayay in Hillary ay guuleysato. Guushiisa ayaa dad badan dhakafaar ku ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Donald Trump ayaa ah nin ganacsade ah oo bilyoneer ah. Wuxuu ka faaiideystay codeeyeyaasha doonaya in dhaqaalaha sare loo qaado codadkooda sida ay qortay wakaalada wararka ee AP.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu kaloo ka faaiideystay qowmiyadaha kala duwan waxyaabaha u dhexeeya ee laga yaabo inay kala tirsan karayaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Trump ayaa kasoo kabtay dhalliilo loo soo jeedinaayay laga soo bilaabo markii ololaha doorashadu bilawday sida inuu hada ka hor faraxumeeyay dumar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu aad Trump codad badan uga helay gobolada Florida, Ohio, iyo North Carolina. Gobolo kale oo badana codad aad u badan ayuu iyana ka helay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Trump ayaa lagu wadaa inuu\u00a0dago aqalka cad arintaasoo soo afjareysa 8 sano oo xisbiga Dimoqraadiga ee Obama iyo Hillary uu ka talinaayay halkaa.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hillary Clinton taasoo aan loo maleyneyn markii hore maadaama lasaadaalinaayay in Hillary ay guuleysato. Guushiisa ayaa dad badan dhakafaar ku ah. Donald Trump ayaa ah nin ganacsade ah oo bilyoneer ah. Wuxuu ka faaiideystay codeeyeyaasha doonaya in dhaqaalaha sare loo qaado codadkooda sida ay qortay wakaalada wararka ee AP. Wuxuu kaloo ka faaiideystay qowmiyadaha kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31638,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31637\/revisions\/31638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}