{"id":31617,"date":"2016-11-09T01:35:18","date_gmt":"2016-11-08T22:35:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31617"},"modified":"2016-11-09T01:36:59","modified_gmt":"2016-11-08T22:36:59","slug":"gudoomiyihii-barlamaanki-waqtigiisu-dhamaadey-prof-jawaai-oo-mar-kale-ku-guuleystey-xubin-barlamaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/gudoomiyihii-barlamaanki-waqtigiisu-dhamaadey-prof-jawaai-oo-mar-kale-ku-guuleystey-xubin-barlamaan\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Barlamaanki waqtigiisu dhamaadey Prof Jawaai oo mar kale ku guuleystey xubin barlamaan."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Federaalka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari], ayaa ku guuleystay kurigiis\u00a0u horreeyay ee doorashada Aqalka Hoose doorashada maanta ka billaabatay degmada Baydhabo ee maamul-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Prof. Jawaari ayaa helay 45-cod, isagoo ka guuleystay musharraxii la tartamayay ee C\/raxmaan Sheekh Ibraahim oo isagana helay 5-cod oo keliya, wuxuuna noqonayaa musharraxii ugu horreeyay ee ku guuleystay dorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha kasoo galaya Koonfur-galbeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Doorashada ayaa weli socota, iyadoo at musharraxiin badan ku tartamayaan 23-ka kursi ee la doonayo inay kasoo baxaan maamulka Koonfur-galbeed oo afar ka mid ah la doonayo inay haween noqdaan, sida at sheegeen guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Prof. Jawaari ayaa haatan ah guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee uu waqtigiisu dhammaaday, kaasoo ay bedeli doonaan xildhibaannada doorashooyadu ay haatan ka socoto maamul-goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">warsom2011@gmail.com<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Federaalka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari], ayaa ku guuleystay kurigiis\u00a0u horreeyay ee doorashada Aqalka Hoose doorashada maanta ka billaabatay degmada Baydhabo ee maamul-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya. Prof. Jawaari ayaa helay 45-cod, isagoo ka guuleystay musharraxii la tartamayay ee C\/raxmaan Sheekh Ibraahim oo isagana helay 5-cod oo keliya, wuxuuna noqonayaa musharraxii ugu horreeyay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31618,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31617\/revisions\/31618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}