{"id":3161,"date":"2011-09-18T14:59:04","date_gmt":"2011-09-18T14:59:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3161"},"modified":"2011-09-18T14:59:04","modified_gmt":"2011-09-18T14:59:04","slug":"xisbiga-mjs-oo-kulan-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho-kana-soo-saaray-qodobo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/xisbiga-mjs-oo-kulan-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho-kana-soo-saaray-qodobo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Xisbiga MJS Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho Kana Soo Saaray Qodobo Muhiim Ah"},"content":{"rendered":"<p><em><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tima1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3164\" title=\"tima\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tima1.jpg\" alt=\"\" width=\"350\" height=\"265\" \/><\/a><\/strong><\/em><\/p>\n<p><em><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/em><strong><\/strong><\/p>\n<p>Shir ay isugu yimaadeen Masuuliyiinta xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyed uuna Shir \u00a0gudoominayey kusimaha m\/weynaha xmjs <strong>c\/nur darman<\/strong> ahna gudoomiye Ku xigeenka xmjs <strong>Cali Maxamed Nuux (Tima jilic)<\/strong> ayaa waxaa looga Hadley Qodobo Dhowr ah<\/p>\n<p>Qodobada Ay Maanta Ka Shireen Masuuliyiinta Xmjs ayaa waxaa ka soo baxay qodobo taabanaya dhinacyo badan oo ay ka mid ahaayeen kuwan<\/p>\n<p>:Xmjs\/ usrp wuxuu mahad baahsan u celinayaa dhamaan hey&#8217;adaha NGO-yada iyo<br \/>\nsomalida gudaha iyo debeda,shaqsiyaadka gacanta ka geystey gargaarka<br \/>\ngurmadka abaaraha somaliya.<\/p>\n<p>Xmjs wuxuu sidoo kale mahad u celinayaa dawladaha muslimka<br \/>\nwalaalaheena ah ee iyaguna gacanta ka geystey abaaraha somaaliya gaar<br \/>\nahaan Dowladaha <strong>Turkiga,<\/strong> <strong>Maleysia,<\/strong> <strong>Imaaraatka, carabta,<\/strong> <strong>Kuwait <\/strong>iyo <strong>Qadar<\/strong><br \/>\nanagoo rajeyneyna in ay halkaas kasii wadaan Shaqada ay iminka U Hayaan Shacab Soomaaliyeed<\/p>\n<p>.Xmjs wuxuu soomaalida ka codsanayaa in la soo dhaweeyo muwaadiniinta u<br \/>\ndhashey turki ee dalka u jooga in ayna caawiyaan<\/p>\n<p>\u00a0Sidoo Kale Xmjs Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh hawada u marinayaan xukuumada iyo shacbiga maleysia geeridii ku timid wariyihii u dhashey dalka maleysia anagoo rajeyneyna in gacanta lagu soo dhigi doono kuwii ka danbeeyey dilka marxuumkaas.<\/p>\n<p>Xmjs\/usrp wuxuu u soo jeedinayaa dhinacyada siyaasada somalia isku<br \/>\nhaya in aan la siyaasadeyn gurmadka iyo gargaarka lagu taakuleynayo<br \/>\ndadka dhibaateysan meel kasta ha joogaane.<\/p>\n<p>Xmjs\/usrp wuxuu ugu danbeyntii kasoo horjeestey shir ku sheegii<br \/>\ndhawaan xamar ka dhacey waxaana la soo dhaweeyey xildhibaanada<br \/>\nbaarlamaanka oo qaarkood cadeeyeen in aan maanta la sameyn karin<br \/>\ndastuur dastuurna uusan qarankan u noqon karin wax ay soo qor qoreen<br \/>\nshisheeye dano siyaasaded dalka somalia ka leh<\/p>\n<p>Dastuur soomaalidu iyagaa xaq u leh in ay yeeshaan(weyna heystaan) ayaa qoraalka lagu soo gabangabeeyey.<\/p>\n<p><em><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/em><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Shir ay isugu yimaadeen Masuuliyiinta xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyed uuna Shir \u00a0gudoominayey kusimaha m\/weynaha xmjs c\/nur darman ahna gudoomiye Ku xigeenka xmjs Cali Maxamed Nuux (Tima jilic) ayaa waxaa looga Hadley Qodobo Dhowr ah Qodobada Ay Maanta Ka Shireen Masuuliyiinta Xmjs ayaa waxaa ka soo baxay qodobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3161","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3165,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3161\/revisions\/3165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}