{"id":31588,"date":"2016-11-07T19:27:03","date_gmt":"2016-11-07T16:27:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31588"},"modified":"2016-11-07T19:45:28","modified_gmt":"2016-11-07T16:45:28","slug":"ciidamada-dalka-brundi-ee-qeybta-ka-ahaa-amisom-oo-la-filayo-in-ay-ka-baxaan-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/ciidamada-dalka-brundi-ee-qeybta-ka-ahaa-amisom-oo-la-filayo-in-ay-ka-baxaan-amisom\/","title":{"rendered":"Ciidamada dalka Brundi ee qeybta ka ahaa AMISOM oo la filayo in ay ka baxaan Amisom."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale ayaa waxaa dawlada Burundi ay sheegtay in wax xilal ah oo dhanka hoggaaminta ah ciidamadeeda loo diiday. Labo waziir oo dawlada Burundi ka tirsan ayaa arinkaa ka dhawaajiyay caasimada dalkaa ee Bujumbura.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cCiidamada Burundianka waxaan laga siin jagooyin AMISOM. Dhibaato kale waxay ka jirtaa qorsheyaasha wax lagu siiyo ciidamadeena nabad ilaalinta&#8217; ayuu yiri mid ka mid ah waziiradaa, Emmanuel Ntahomvukiye.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, wuxuu kaloo sheegay in arinkaa ay wadaxaajood kusaabsan la leeyihiin midowga Afrika (AU).<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Inkastoo ciidamada Burundi ay Soomaaliya iyo Jamhuuriyada Afrikada Dhexe u joogaan nabad ilaalin dalka Burundi qudhiisa ayaa rabshadi ka dillaacday bishii 4aad ee kal hore kadib markii madaxweynaha dalkaa Pierre Nkurunziza uu xilka madaxweynenimo isku dhajiyay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer. Dhanka kale ayaa waxaa dawlada Burundi ay sheegtay in wax xilal ah oo dhanka hoggaaminta ah ciidamadeeda loo diiday. Labo waziir oo dawlada Burundi ka tirsan ayaa arinkaa ka dhawaajiyay caasimada dalkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31588"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31589,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31588\/revisions\/31589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}