{"id":31582,"date":"2016-11-07T17:46:49","date_gmt":"2016-11-07T14:46:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31582"},"modified":"2016-11-07T17:49:40","modified_gmt":"2016-11-07T14:49:40","slug":"xubnaha-aqalka-sare-ee-hirshabele-oo-maanta-la-dooranayola-soco-natiijada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/xubnaha-aqalka-sare-ee-hirshabele-oo-maanta-la-dooranayola-soco-natiijada\/","title":{"rendered":"Xubnaha Aqalka sare ee HIR\/SHABELE oo maanta la dooranayo\/la soco natiijada!."},"content":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Jowhar ka dhacdo doorashada xubnaha aqalka sare ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle, kaddib markii xal laga gaaray khilaaf labadii maalmood ee la soo dhaafay ka taagnaa habka loo soo xulay musharixiinta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle\u00a0 Cali C\/llaahi Cosoble ayaa liiska xubnaha aqalka sare ka saaray musharixiin markii hore magacyadooda lagu soo daabacay, kaddib markii arintaa ay\u00a0 dood xoog leh ka keeneen xildhibaannada maamulka oo ka biyo diiday qaabka uu madaxweynaha u soo xullay musharixiinta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Max&#8217;ed ayaa warbaahinta u sheegay in maanta la soo doornayo xubnaha qalka sare, waxaana ka hor inta aysan bilaaban doorashada la dhageysan doonaan khudbadaha musharixiinta.<\/p>\n<p>\u201cXildhibaannada marka ay fadhiga ku soo xaadiraan waxaa la dhageysan doonaan khudbadaha musharixiinta, gallinka danbe ee maantana waxaa bilaabaneysa doorashada&#8221; ayuu sheegay Cismaan Barre Max&#8217;ed.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, markii ugu horeysay xildhibaannada\u00a0 Hirshabeelle ayaa diidmo kala hor-yimid wareegtadii\u00a0 madaxweynaha maamulka uu Jimcihii la soo dhaafay ku magacaabay liiska musharixiinta aqalka sare.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Jowhar ka dhacdo doorashada xubnaha aqalka sare ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle, kaddib markii xal laga gaaray khilaaf labadii maalmood ee la soo dhaafay ka taagnaa habka loo soo xulay musharixiinta. Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle\u00a0 Cali C\/llaahi Cosoble ayaa liiska xubnaha aqalka sare ka saaray musharixiin markii hore magacyadooda lagu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31582","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31582","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31582"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31583,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31582\/revisions\/31583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}