{"id":31579,"date":"2016-11-07T17:34:43","date_gmt":"2016-11-07T14:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31579"},"modified":"2016-11-07T17:36:42","modified_gmt":"2016-11-07T14:36:42","slug":"barakacayaashii-gaalkacyo-oo-lasii-barakiciyeyyaa-qaadaya-masuuliyadda-arrintaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/barakacayaashii-gaalkacyo-oo-lasii-barakiciyeyyaa-qaadaya-masuuliyadda-arrintaas\/","title":{"rendered":"Barakacayaashii Gaalkacyo oo lasii barakiciyey\/yaa qaadaya masuuliyadda arrintaas\/?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalada kasoo cusboonaaday Gaalkacyo oo shalay oo ugu dambeysay dhacay ayaa uga sii daray xaalada barakaceyaashii magaaladaa kunoolaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hayadaha samafalka ayaa aad uga walaacsan arinmahooda ayadoo qeybo badan oo gobolada dhexe ah ay abaar ba&#8217;ani ka jirto. Hawlihihii ganacsiga ayaa sidoo kale waxaa saameeyay dirirta soo laba kacleysay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaan iskoolada xaadirin in ka badan 20 kun oo arday maadaama iskooladii iyo macaahiidii waxbarasho ee magaaladaasi ay xiran yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ururada samafalka ayaa colaada darteed ayaguna xadiday dhaqdhaqaaqii shaqaalahooda arimaha gargaarka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ganacsatadii xoolaha u safrin jirtay Boosaaso ee sii mari jiray Gaalkacyo ayaa iyana hakad galiyay safaradoodii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka shalay dhacay ayaa yimid ayadoo hoggaamiyeyaasha Galmudug iyo Puntland ay asbuucaan sheegeen in xabad joojin dawlada Imaaraatka Carabtu dhexdhexaadiye ka ahayd la gaaray.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Jadwalka ayaa waliba ahaa in wadahadalo dheeraad ah labada darafi ay galaan 20ka bishaan Nofeembar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 40 kun oo barakaceyaal markii horeba meelo kale ka soo barakacay ah ayaa hadana mar labaad ka barakacay Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Badidood waxay u qaxeen tuulooyinka u dhowdhow Gaalkacyo iyo xeryo barakaceyaal oo ku yaala daafaha magaaladaasi Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xaalada Gaalkacyo ayaa ah mid kacsan ayadoo ciidamaduna ay is hor fadhiyaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sida laga soo xigtay UN OCHA 7dii Oktoobar ee sanadkaan ayaa waxaa barakacay in ka badan 80 kun oo qof kadib markii gudaha Gaalkacyo ay ku dagaalameen ciidamada Puntland iyo Galmudug.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gaalkacyo ayaa u kala qeybsan labo ayadoo dawlada Galmudug ay ka taliso koofurta magaaladaa halka Puntland ay maamusho dhanka waqooyi.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalada kasoo cusboonaaday Gaalkacyo oo shalay oo ugu dambeysay dhacay ayaa uga sii daray xaalada barakaceyaashii magaaladaa kunoolaa. Hayadaha samafalka ayaa aad uga walaacsan arinmahooda ayadoo qeybo badan oo gobolada dhexe ah ay abaar ba&#8217;ani ka jirto. Hawlihihii ganacsiga ayaa sidoo kale waxaa saameeyay dirirta soo laba kacleysay. Waxaan iskoolada xaadirin in ka badan 20 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31580,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31579\/revisions\/31580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}