{"id":31561,"date":"2016-11-07T01:38:06","date_gmt":"2016-11-06T22:38:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31561"},"modified":"2016-11-07T01:39:04","modified_gmt":"2016-11-06T22:39:04","slug":"soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/","title":{"rendered":"Soomaalida st cloud ee dalka Mareykanka oo uu booqdey Xildhibaan KEITH ELLISON."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo lagu guda-jiro Maalmahii ugu Dambeeyay ee Doorashadda Waddanka Maraykanka, ayaa Mas\u2019uuliyiin kala duwani waxay booqanayaan Magaalooyinka kala kadisan sidii xisbi walba uu guusha u helo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Keith, ayaa booqday magaalada St Cloud si uu Taageero ugu raadiyo Xubnaha Musharraxiinta u tartamaya xilal duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xildhibaan Keith oo ay la socdaan madax ay ka mid ahaayeen; DFL Regional Director Mohamed Cheikh Abdi iyo musharaxiinta Xisbiga Dimuqraadiga, waxay booqdeen Suuqyadda Soomaalida sida Muqdisho Mall iyo Somali Village, halkaasoo ay kula kulmeen odayaasha iyo Ganacsada Soomaaliyeed iyagoo ka codsaday in maalinta doorashada ay codkooda siiyaan musharraxiinta DFL-ka, waxayna dhankooda ballan-qaadeen inay ka shaqeynayaan danaha dadka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Tohow Siyad oo ka mid ah Ganacsada Magaladda, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay Muqdisho Mall wafidigan, waxuuna uga warbaxiyay Soomaalida deggen Magalada iyo kaalinta ay kaga jiraan codaynta ayna diyaar u yihiin inay codeeyaan.<\/p>\n<p>Waxaa isaguna shacabkii Soomaaliyeed la hadlay Zachary Dorholt oo u Tartamayaa xildhibaan District 14B isagoo Zack wuu ku booriyay dadka Soomaaliyeed inay codooyaan soona baxaan maalinta codaynta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Siddeeda bishan oo ah talaadada soo socota ayaa doorashada guud ee Mareykanka ay dhacaysaa, iyadoo musharaxiinta Madaxwaynimo ay isku jiraan tiro aad u isagu dhaw, iyadoo saadasha cod-baxintina ay tilmaamayso in labadda musharax ay aad isagu dhow yihiin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/kieth\/\" rel=\"attachment wp-att-31563\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/kieth-150x150.jpg\" alt=\"kieth\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/kieth-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/kieth-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/becco-24\/\" rel=\"attachment wp-att-31564\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/salaam-bank-27\/\" rel=\"attachment wp-att-31565\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/soomaalida-st-cloud-ee-dalka-mareykanka-oo-uu-booqdey-xildhibaan-keith-ellison\/tabaarak-19\/\" rel=\"attachment wp-att-31566\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo lagu guda-jiro Maalmahii ugu Dambeeyay ee Doorashadda Waddanka Maraykanka, ayaa Mas\u2019uuliyiin kala duwani waxay booqanayaan Magaalooyinka kala kadisan sidii xisbi walba uu guusha u helo. Xildhibaan Keith, ayaa booqday magaalada St Cloud si uu Taageero ugu raadiyo Xubnaha Musharraxiinta u tartamaya xilal duwan. Sidoo kale, Xildhibaan Keith oo ay la socdaan madax ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31561"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31568,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31561\/revisions\/31568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}