{"id":3156,"date":"2011-09-18T14:54:33","date_gmt":"2011-09-18T14:54:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3156"},"modified":"2011-09-18T14:54:33","modified_gmt":"2011-09-18T14:54:33","slug":"%e2%80%9ctarsan%e2%80%9dma-ogolaaneyno-in-qeeq-loo-gudbiyo-goobaha-ay-ka-taliyaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/%e2%80%9ctarsan%e2%80%9dma-ogolaaneyno-in-qeeq-loo-gudbiyo-goobaha-ay-ka-taliyaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"\u201cTarsan\u201dMa Ogolaaneyno In Qeeq Loo Gudbiyo Goobaha Ay Ka Taliyaan Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><em><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/em><strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxamuud Axmed Nuur Tarsan,<\/strong> Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulkiisa aanu u ogolaan doonin shaqaalaha ajnabiga ah ee hey&#8217;adaha gargaarka in ay u gudbaan deegaanada ay maamulaan al-Shabaab<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Waxa Uu Carabka KuDhuftay In Ay Deeqda Raashiinka ah Ee Loo Gudbinayao Xeryaha Barakacayaasha Ee Gobolka Sh\/Hoose Aysan Ogolaandoonin Maamulkiisa Islamarkaana ay Hay\u2019adaha U Gudbayo Halkaasi Talaabo :Laga Qaadi Doono<\/p>\n<p>Sido Kale Gudoomiyaha Gobolka Ahna Duqa Magaalada ayaa Hadalkiisa La Xiriiro Hadal ay Dhawaan Si Wada jira ah u Soo Saareen Saraakiisha Ciidamada AMISOM Iyo Dowlada TFG-da Soomaaliya KAasi o ku Aadanaa In Ay Wax Gargaar ah Loo Gudbinkarin Goobaha ay Ka Taliyaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin<\/p>\n<p>Hadalkaani ka soo baxay <strong>Maxamuud Axmed Nuur Tarsan,<\/strong><strong> <\/strong>Gudoomiyaha Gobolka Banaadira ayaa Ku So aadaya Xilli Dowlada Turkiga ay Deeq Gaarsiisay Xerada Weyn Ee Aala Yaasir Ee Ku Taalo Gobolka Sh\/Hoose Taasina Ay Cinqaab Kala kulmeen Ciidamada AMISOM Ka Dib Markiii ay Ka Soo Laabteen Deq Qeebintii ay \u00a0Islamarkaan ay Xarag U Geesteen Qaarka Tirsanaa Wafdigii ka socday Dowlada Turkiga<\/p>\n<p><em><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/em><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulkiisa aanu u ogolaan doonin shaqaalaha ajnabiga ah ee hey&#8217;adaha gargaarka in ay u gudbaan deegaanada ay maamulaan al-Shabaab Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Waxa Uu Carabka KuDhuftay In Ay Deeqda Raashiinka ah Ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3156","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3160,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3156\/revisions\/3160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}