{"id":31558,"date":"2016-11-07T01:08:52","date_gmt":"2016-11-06T22:08:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31558"},"modified":"2016-11-07T01:10:35","modified_gmt":"2016-11-06T22:10:35","slug":"xubnihii-u-tartami-lahaa-aqalka-sare-ee-hir-shabeele-oo-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/xubnihii-u-tartami-lahaa-aqalka-sare-ee-hir-shabeele-oo-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"Xubnihii u tartami lahaa Aqalka sare ee Hir-SHabeele oo dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta oo Axad ah loo ballansanaa magaalada Jowhar doorashada xubnaha aqalka sare uga mid noqonaya maamul gobolleedka Hirshabeelle, ayaa lagu waramayaa in maanta uu dib u dhac ku yimid.<\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dib u dhaca uu salka ku hayo khilaaf iyo muran ka taagan habka loo soo xullay musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare, oo marar badan oo kale duwan faragalin lagu sameeyay sidda ay qabaan qaar ka mid ah xildhibaannada maamulka iyo odayaasha dhaqanka beellaha.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah xildhibaannada maamulka Hir-shabeelle oo lagu magacaabo Mahad Xassan Cismaan\u00a0 ayaa ku eedeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle in marar kale duwan uu isbadal ku sameeyay liiiska musharixiinta aqalka sare oo shaqsiyaad sidda uu hadalka u dhigay horay ugu qornaa markii danbe la badallay.<\/p>\n<p>Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya kulamo iyo shirar ay leeyihiin mas&#8217;uuliyiinta maamulka gobolka, odayaasha beellaha iyo xildhibaannada qaarkood oo looga arinsanayo siddii loo dadajin lahaa doorashada xubnaha aqalka sare.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dib dhcan ku yimid doorashada xubnaha aqalka sare ayaa dhinaca kale dib u sii dhigaya doorashada xubnaha aqalka hoose, madaama sidda jadwalka doorashadu yahay loo ballansan yahay in bishan November lagu soo gabagabeeyo doorashada oo idil.<br \/>\nwarsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta oo Axad ah loo ballansanaa magaalada Jowhar doorashada xubnaha aqalka sare uga mid noqonaya maamul gobolleedka Hirshabeelle, ayaa lagu waramayaa in maanta uu dib u dhac ku yimid. Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dib u dhaca uu salka ku hayo khilaaf iyo muran ka taagan habka loo soo xullay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-31558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31560,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31558\/revisions\/31560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}