{"id":31548,"date":"2016-11-06T22:50:12","date_gmt":"2016-11-06T19:50:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31548"},"modified":"2016-11-06T22:53:47","modified_gmt":"2016-11-06T19:53:47","slug":"unhcr-oo-lagu-eedeynayo-in-qaar-kamid-ah-qaxootiga-dhadhaab-ay-kala-noqotey-kaararkii-raashinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/unhcr-oo-lagu-eedeynayo-in-qaar-kamid-ah-qaxootiga-dhadhaab-ay-kala-noqotey-kaararkii-raashinka\/","title":{"rendered":"UNHCR oo lagu eedeynayo in qaar kamid ah qaxootiga dhadhaab ay kala noqotey kaararkii Raashinka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaar katirsan qoxootiga kunool\u00a0 xeryaha Dhadhaab oo UNHCR ay kala noqotay kaararkii ay raashinka ku qaadan jireen ayaa cabasho ballaaran ka muujiyay nolol aad u adag oo soo foodsaartay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">UNHCR ayaa kaararkii raashinka dadkaasi ku qaadan jireen ceshatay oo la noqotay. Qaxootigaa ayaa dalbaday in kaararkoodii raashinka loo soo celiyo si ay halkaa maciishad uga helaan oo kaararka raashin loogu siiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay in badan oo dadkaa ka tirsani sheegayaan in kaligood aysan saamayn arintaasi balse qaraabo badan oo qoysaskooda dul saar ku ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhankeeda UNHCR ayaa sheegtay in arinkaa si dagdag ah ay wax uga qaban doonto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hayada UNHCR ayaa sidoo kale sheegtay in ay arinkaa la kaashan doonto hoggaamiyeyaasha xeryaha qaxootiga.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">UNHCR ayaa sheegtay in durba ay dirtay hoggaamiyeyaashaa si ay u soo baarbaaraan una soo ogaadaan isla markaana usoo diiwaan galiyaan dhammaan dadka kaarar la&#8217;ida ka cabanaya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ayadoo dadkaasi kaarar la&#8217;i ka cabanayaan ayaaba waxaa taagan walaac kale oo xooggan kadib markii dawlada Kenya ay sheegtay in isla bishaan Nofeembar gudaheeda ay xireyso dhammaan xeryaha Dhadhaab.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar katirsan qoxootiga kunool\u00a0 xeryaha Dhadhaab oo UNHCR ay kala noqotay kaararkii ay raashinka ku qaadan jireen ayaa cabasho ballaaran ka muujiyay nolol aad u adag oo soo foodsaartay. UNHCR ayaa kaararkii raashinka dadkaasi ku qaadan jireen ceshatay oo la noqotay. Qaxootigaa ayaa dalbaday in kaararkoodii raashinka loo soo celiyo si ay halkaa maciishad uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31548"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31551,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31548\/revisions\/31551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}