{"id":31541,"date":"2016-11-06T21:10:59","date_gmt":"2016-11-06T18:10:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31541"},"modified":"2016-11-06T21:12:13","modified_gmt":"2016-11-06T18:12:13","slug":"abaarta-soomaaliya-oo-kasii-dareysa-iyo-nolosha-dad-iyo-duunyo-khatar-ku-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/abaarta-soomaaliya-oo-kasii-dareysa-iyo-nolosha-dad-iyo-duunyo-khatar-ku-jira\/","title":{"rendered":"Abaarta Soomaaliya oo kasii dareysa iyo nolosha dad iyo duunyo khatar ku jira."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qeybo badan oo Soomaaliya ah ayaa waxaa ka taagan abaaro ba&#8217;an ayadoo haatan meelaha qaar dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sida hayadaha samafalku sheegayaan abaaro ba&#8217;an ayaa wali ka jira Somaliland, Puntland iyo qeybo badan oo bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ah kadib markii roobabkii ay baaqdeen amaba si fiican aysan u di&#8217;in dhammaan xilli roobeedyo dhowr ah oo lasoo dhaafay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Nafaqo darro ba&#8217;an ayaa ka jirta qeybo badan oo dalka ah waxaana gabaabsi ah haatan qarashaadka QM iyo hayadaha deeqda baxsha ay u meel dhigeen Soomaaliya maadaama colaado iyo xaalado baniaadminimo oo ba&#8217;an ay ka taagan yihiin dalal badan oo kale oo caalamka ah sida Suuriya, Ciraaq, Liibiya iyo Yemen. Barakaceyaasha Soomaaliya ayaa gaaraya 1.1m sida QM ay xaqiijisay. \u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Inta dad Soomaaliya cunto u baahan oo raashin yaridu saamaysay ayaa lagu qiyaasay ku dhawaad 4 milyan oo qof ugu yaraan.<\/span><\/p>\n<p>Xafiiska OCHA ee QM ayaa sheegay in 5 300,000 \u00a0oo carruur ah ay macaluuli heyso.<\/p>\n<p>warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qeybo badan oo Soomaaliya ah ayaa waxaa ka taagan abaaro ba&#8217;an ayadoo haatan meelaha qaar dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin. Sida hayadaha samafalku sheegayaan abaaro ba&#8217;an ayaa wali ka jira Somaliland, Puntland iyo qeybo badan oo bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ah kadib markii roobabkii ay baaqdeen amaba si fiican aysan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31541"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31544,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31541\/revisions\/31544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}