{"id":31531,"date":"2016-11-05T23:28:42","date_gmt":"2016-11-05T20:28:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31531"},"modified":"2016-11-05T23:29:53","modified_gmt":"2016-11-05T20:29:53","slug":"suxufiyiin-ka-tirsanaa-wargeyska-caanka-ah-ee-cumhuriet-oo-turkigu-xabsiga-dhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/11\/suxufiyiin-ka-tirsanaa-wargeyska-caanka-ah-ee-cumhuriet-oo-turkigu-xabsiga-dhigey\/","title":{"rendered":"Suxufiyiin ka tirsanaa Wargeyska caanka ah ee CUMHURIET oo Turkigu Xabsiga dhigey."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Turkiga ayaa maanta xabsi u taxaabstay Sagaal Wariye oo ka tirsan wargeyska Mucaaradka u Janjeera ee Cumhuriyet, kuwaas oo la sheegay in maxkamad ku taalla Turkiga ay amar ku bixisay in lasoo xiro.<\/p>\n<p>Suxufiyiintan la xiray ayaa waxaa ku jira tifaftirahii wargeyska, farshaxamiiste caan ah iyo Qoraa Dowladda dhaliila, iyadoo la sheegay in sababta loo xiray ay tahay dacaayado ay ka sameeyeen madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Xarigan, ayaa wuxuu noqonayaa midii u dambeysay tallaabooyin xiriir ah oo laga qaadayo dadka dhaliila Madaxweynaha Turkiga. shalay oo ahayd Jimco ayaa la xiray sagaal siyaasi oo ay ku jiraan Hoggaamiyeyaasha xisbiga Kurdiyiintu HDP ee dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Waxaa la xiray sagaal sarkaal oo ka tirsanaa isla xisbigaan HDP, oo uu ku jiro Guddoomiyihii Xisbiga ee gobolka ku yaalla Koonfurta bari ee waddanka Turkiga oo lagu magacaabo Adana, oo iyagana maanta la xiray.<\/p>\n<p>Wargeyska Cumhuriyet [Jamhuuriya], Wuxuu ka mid yahay dhawr Wargeys oo ka mid ah Warbaahinta Turkiga ee weli dhaliila Madaxweynaha Turkiga, Reccep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Suxufiyiinta Wargeyska Cumhuriyet\u00a0ayaa lagu eedeeyay inay xiriir dhaw la leeyihiin Wadaadka Maraykanka ku nool ee Fatxullah Gulen oo Qudhiisa lagu eedeeyay in uu maleegay isku-daygii Afgabi ee dalkaas ka dhacay bishii July ee Sannadkaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/becco-23\/\" rel=\"attachment wp-att-31288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-10-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/salaam-bank-26\/\" rel=\"attachment wp-att-31289\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-31289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xukunkii-dilka-ahaa-ee-dalka-turkiga-oo-uu-dalbanayo-in-dib-loo-soo-celiyo-mweyne-erdogan\/tabaarak-18\/\" rel=\"attachment wp-att-31290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-31290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Turkiga ayaa maanta xabsi u taxaabstay Sagaal Wariye oo ka tirsan wargeyska Mucaaradka u Janjeera ee Cumhuriyet, kuwaas oo la sheegay in maxkamad ku taalla Turkiga ay amar ku bixisay in lasoo xiro. Suxufiyiintan la xiray ayaa waxaa ku jira tifaftirahii wargeyska, farshaxamiiste caan ah iyo Qoraa Dowladda dhaliila, iyadoo la sheegay in sababta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31532,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31531\/revisions\/31532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}